Tuesday, August 22nd, 2017

Liverpool oo Muujisay Dareenkeeda Champion League,iyo Arsenal oo laga naxsadey{SAWIRO}.

Published on September 17, 2014 by   ·   No Comments   ·   2,053 Reads

li8 ar2Kooxda Liverepool oo Mudo ka maqneed Koobka kooxaha horyaalada Yurub ayaa xalay muujisay dareenkeeda iyo xiisaha ay u qabto koobkaan waxaana ay badisay lugteedii ugu horeysay ee koobka Champion League Tan iyo Markii sanadaan ay ku soo laabatay Koobkan Dhagaha Weyn.

Weeraryahanka Cusub ee kooxda Reds-ka Mario Balotelli iyo Kabtan Gerard ayaa u badbaadiyay kooxdooda Liverpool ka dib markii ay 2-1 ku kala baxeen kooxda PFC Ludogorets Razgrad.

Ciyaartan oo ahayd mid ka tirsan Champion  league ayay labada kooxoodba ku soo bandhigeen ciyaar qurux badan.

HALKAAN KA DAAWO SAWIRADA IYO  liVERPOOL:

li10 li1 li2 li3 li4 li5 li6 li7 li8

 

 

Borussia Dortmund oo dhulka ku jiiday Arsenal kadib markii ay ugu awood sheegatay 2-0{VIDEO+SAWIR}

Ciyaar aad u qurux badan oo ka dhacaysay Dalka Jarmalka ayay iskaga hor yimaadeen labada Kooxood ee Arsenal iyo  Borussia Dortmund.

Ciyaarta oo Dar-dar xoogan ku bilaabatay ayaa Daqiiqadihii 45-aad iyo 48-aad waxaa laba gool oo aad u qurux badan laga dhaliyay kooxda Arsenal.

Ciyaaryahanada kala ah Ciro Immobile iyo Pierre-Emerick Aubameyang ayaa labada gool ee ay Borussia Dortmund guushu ku raacday u dhaliyay, waxaana garoonka laga dareeyay iyada oo ay labada kooxood mid waliba jawi gaar ah ku jirto.

HALKAAN KA DAAWO SAWIRADA :

ar10 ar1 ar2 ar3 ar4 ar5 ar6 ar7 ar8 ar9

 

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Recent Posts

Top Story

Xabi Alonso oo isbarbardhig ku sameeyay Jose Mourinho iyo Pep Guardiola

Laacibka khadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Xabi Alonso ayaa ka hadlay waxyaabaha ay ka siman yihiin macalinkiisa Pep Guardiola iyo tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho.   Alonso ...