Liverpool oo la garaacay iyo Inter oo wali wadad guusha ku taagan

Dhaliye November 9, 2012 0

Waxaa Akhrisatay :467
Liverpool ayaa guuldaro la kulantay Xalay kooxda Anji Makhachkala oo ay wada ciyaareen kulanb ka tirsanaa koobka Europe League.

gool  45 daqiiqo uu ka djaliyay Traoré  ayaa Liverpool ay ku hadaaftay.

Inter Milan ayaa u muuqata in bilowga Ciyaaraha isfahan waa uu ka dhaxeeyay Xidigaheeda laakiin hada waxaa ay wali hayaan wadada guush waxaana ay garoonkeeda ay ku soo garaaceen Partizan Belgrade.

Labo Gool oo Palacio iyo Guarin ayay 3-1 ugu adkaadeen.

Ciyaaraha kalana waxaa ay u dhaceen Sida

Anji Makhachkala 1 – 0 Liverpool
 FT Udinese 2 – 3 Young Boys Bern
 Europa League – Group B
 05:51 November 8
 FT Academica Coimbra 2 – 0 Atletico Madrid
 FT Viktoria Plzen 4 – 0 Hapoel Tel Aviv
 Europa League – Group C
November 8
 FT Fenerbahce 2 – 0 AEL Limassol
 FT Marseille 2 – 2 Monchengladbach
 Europa League – Group D
 05:51 November 8
 FT Bordeaux 1 – 0 Maritimo
 FT Club Brugge 2 – 2 Newcastle U.
 Europa League – Group E
 05:51 November 8
 FT FC Copenhagen 0 – 2 Stuttgart
 FT Molde 1 – 2 Steaua Bucuresti
 Europa League – Group F
 05:51 November 8
 FT AIK Stockholm 1 – 0 PSV Eindhoven
 FT Napoli 4 – 2 Dnipro D’petrovsk
 Europa League – Group G
 05:51 November 8
 FT Basel 1 – 0 Videoton FC
 FT Sporting Lisbon 1 – 1 Racing Genk
 Europa League – Group H
November 8
 FT FK Neftchi 0 – 1 Rubin Kazan
 FT Partizan Belgrade 1 – 3 Inter Milan
 Europa League – Group I
 05:51 November 8
 FT Athletic Bilbao 2 – 3 Lyon
 FT Ironi Kiryat Shmona 1 – 1 Sparta Prague
 Europa League – Group J
November 8
 FT Lazio 3 – 0 Panathinaikos
 FT Tottenham H. 3 – 1 NK Maribor
 Europa League – Group K
November 8
 FT Bayer Leverkusen 3 – 0 Rapid Vienna
 FT Metalist Kharkiv 3 – 1 Rosenborg
 Europa League – Group L
November 8
 FT FC Twente Enschede 0 – 0 Levante
 FT Hannover 3 – 2 Helsingborg

 

Club Brugge 2 – 2 Newcastle U.

Leave A Response »