Monday, June 26th, 2017

Liverpool Oo Cashar Adag u Dhigtay Naadiga Man United

Published on March 16, 2014 by   ·   No Comments   ·   3,008 Reads

Kulan aad u Xiiso Badan oo Galabta Dhax maray Labada Naadi Ee Liverpool iyo Man Untd Ayaa Waxaa Uu Kusoo Dhamaaday 3-0 Oo ay Guusha Ku Raacday Naadiga Liverpool Oo Si Adag Ugu Awood Sheegtay Kooxda MAN UTN Oo Guul Daro Culus Dhabar u Saarisay.

Cayaarta Oo aad u Kululeyd Ayaa waxaa Labada Dhinac Ay La Yimaadeen Cayaar Culus Oo Mid ah Wakba Uu Ku Doonayay Guusha Cayaarta Lkn Naadiga Man Waxaa Shabaqeeeda La Dhigay Saddax Gaol Labo Ka Mid ah Waxa ay Ahaayeen Rigoore Halka Midka Kalana uu aha Goal Caadi ah.

Labada Gaol Oo La Kala Dhaliyay Daqiiqadahii 34 iyo 46 ayaa waxaa Naadiga Liverpool u Dhaliyay Steven Gerrard Gaol kii Dambe waxaa Daqiiqadii 84 u dhaliyay Luis Suarez sidaana waxaa guulo Daro Dhabarka u Saartay Naadiga Man UTD.

Xiddigihii u safnaa labada dhinac
Man Utd: De Gea, Da Silva, Jones, Vidic, Evra, Fellaini (Cleverley 76), Carrick, Mata (Ferdinand 87), Rooney, Januzaj (Welbeck 76), Van Persie.

Liverpool: Mignolet, Johnson, Skrtel, Agger, Flanagan, Henderson, Gerrard (Lucas 87), Allen, Sterling (Coutinho 72), Sturridge (Aspas 90+1), Suarez.

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Recent Posts

Top Story

Xabi Alonso oo isbarbardhig ku sameeyay Jose Mourinho iyo Pep Guardiola

Laacibka khadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Xabi Alonso ayaa ka hadlay waxyaabaha ay ka siman yihiin macalinkiisa Pep Guardiola iyo tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho.   Alonso ...