Leonardo Bonucci:- waxan doonaya real Madrid inanu isku dhacno

Dhaliye December 6, 2012 1

Waxaa Akhrisatay :719

Caksiga tababarahiisa Angelo Alessio ayaa ciyaaryahanka difaaca uga ciyaara naadiga Juventus “Leonardo Bonucci” waxa uu doonaya in uu ka hor yimaado naadiga Real Madrid wareega 16-ka Champions League.

Naadigan Juventus ayaa usoo baxay wareega 16-ka ee champions league ka dib markii ay hogaamiyeen group-ka ay kuwada jireen (Chelsea,Shakhtar,Nordsjaelland), waxa uuna yidhi “koox kasta oo aanu ku beegano waxa uu noqon doonta koox adag, se aniga ahaan hadan iska hadlo waxan jeclay inanu ku dhacno naadiga Real Madrid,sababtoo ah waligay Kaman ciyaarin “Santiago Bernabeu”.

Mar uu ka hadlay guushay ka gaadhen naadiga Shakhtar “waxanu doonaynay inanu badino waananu samaynay, waanan ku faraxsanayna guusha aanu gaadhnay “ ayuu kusoo khatimay hadalkiisi

 

 

 

 

 

One Comment »

  1. m.med murile December 7, 2012 at 2:16 am - Reply

    asc bahda isporika waxaan rjeynayaaa juuva & r maadriid

Leave A Response »