Leonardo Bonucci” Farxad Ayaan Dareemi Lahaa Hadaan Real Madrid Isku Soo Aadno”.

Dhaliye December 8, 2012 1

Waxaa Akhrisatay :411
Daafaca kooxda Juventus Leonardo Bonucci ayaa shaaca ka qaaday in uu sugi la yahay in ay isku soo aadaan kooxda Real Madrid ee haysata guusha horyaalka kooxaha Yurub mudda 9-jeer ah .

 
Isku aadka wareegga labaad ayaa laga yaaba in Juve ay ku aado kooxaha Arsenal , Velencia , Celtic , Fc , Prto ama Real Madrid .
“Waxaan rabaa in Real iska hor imaano , weli kuma ciyaarin garoonka Real , awoodna waan u leenahay in aan dhulka ku jeedno Madrid, bar bardhac qorshaha nooguma jirto ” ayuu raaciyay laacbkaan .

 
Juve aya lagu tiayaa kooxaha xamaasadda sida weyn ugu yeela horyaalka kooxaha qaraad yurub , lamana sadaalin karo guulasha ay soo hoyin karaan maadaama laga yaabo in barta u galaan kooxo waa weyn .

Dhaliye Isha Ciyaaraha

 

 

One Comment »

  1. aasbaro December 9, 2012 at 1:06 am - Reply

    Wooow gasi gesi dhalay vivo juventus wa jidi jirnay waligan

Leave A Response »