Tuesday, October 17th, 2017

Laacibka Fabian Tello waa mucjiso ku soo biirtay kubadda cagta (Daawo Video)

Published on March 12, 2014 by   ·   No Comments   ·   7,235 Reads

Waxaa aad loo jecleystay qaab ciyaareedka wiilka da’da yar ee Fabian Tello, kadib markii uu ilaa sagaal jeer uu kubadda u jaray ilaa 8 ciyaartoy.

 

Fabian Tello oo 16 sano jir ah, ayaa waxa uu u dhashay dalka Ecuador, waxaana weeye qaab ciyaareedkiisa mid mustaqbal wanaagsan ku leh ciyaaraha kubadda cagta, ee heerkoodu 1-aad.

 

Ciyaartoyda ay da’doodu ka yar tahay 21 sano jirada ee Latin America, ayuu wiilkaan ka mid yahay, waxaana khidbadriisa ay soo shaac baxday, kulan ay la ciyaarayeen dalka Paraguay.

 

)

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Recent Posts

Top Story

Xabi Alonso oo isbarbardhig ku sameeyay Jose Mourinho iyo Pep Guardiola

Laacibka khadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Xabi Alonso ayaa ka hadlay waxyaabaha ay ka siman yihiin macalinkiisa Pep Guardiola iyo tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho.   Alonso ...