Daawo sawir: laacib dhaawaciisi uga faa’idaytay inuu xifdiyo Quraanka kariimka

Dhaliye January 5, 2013 22

Waxaa Akhrisatay :2466
quran_karim

Laacibka qadka dhexe ee arsenal “Vassiriki Abou Diaby“  ayaa ka faa’idaystay dhaawaciisa halkaaso uu xifdayay 19 jiz oo quraanka kariimka ah.

Sheekha ka tirsan gudida wanaag farista iyo xumaan reebista ee Mohamed Bin Adam ayaa soo dhigay isaga iyo Abou Diaby oo xaflad dhiganaya bogga uu ku leeyahay shabakada Twitter.

Waxa uuna kusoo qoray sawirkan “aniga iyo saaxiibkay Abou Diaby oo sugayna casho ka dib marii uu xifdayay 19 juz oo Quraanka kariimka”

001_diaby1175895_461932343854315_2147272441_n

22 Comments »

  1. Deeq January 5, 2013 at 11:15 am - Reply

    Masha allah ano ah tagere the gunners ah wan ku faraxsanahay arintan

  2. abaadir January 5, 2013 at 11:54 am - Reply

    mashaa alaah

  3. snm January 5, 2013 at 11:56 am - Reply

    maasha allah abidal alle ha ku daayo hana ku xafido

  4. Wilshere January 5, 2013 at 12:23 pm - Reply

    Waaw waa farxad wayn diaby viva

  5. Fellini January 5, 2013 at 12:28 pm - Reply

    Masha allah wa hadal lagu farxo waxan ku rajaynaya 11 juz okale inad xifdiso

  6. Nuurb January 5, 2013 at 12:28 pm - Reply

    Msha’allah allaha u siyadiyo laacibkan Viva Diaby and sagna musliminta kor viva sida mesut özil sami khadira karem benzima viva arsenal and real madrid

  7. Muse jawle January 5, 2013 at 12:38 pm - Reply

    Maansha allah wllhy wa wax lagu farxo oo fiican

  8. Ahmaldo cade January 5, 2013 at 1:13 pm - Reply

    Manshaallah

  9. Khaalid January 5, 2013 at 1:43 pm - Reply

    Masha allah ciyaartooda islaamka ah inay ku daysadaan ayaa haboon i advice all player muslims must keep the holy quraan

  10. Mowlid January 5, 2013 at 2:26 pm - Reply

    Mansha alah

  11. cade January 5, 2013 at 2:30 pm - Reply

    Masha alaah ilaah hakkuxafido ajir iyo xasanaad alaha kaa siiyo

  12. nuuh January 5, 2013 at 3:13 pm - Reply

    maan shaalaaah

  13. Hussein January 5, 2013 at 4:06 pm - Reply

    Masha allah masha allah

  14. maxamad January 5, 2013 at 5:17 pm - Reply

    masha alah wa wax lagu farxo

  15. maxamad January 5, 2013 at 5:25 pm - Reply

    masha alah wa wax lagu farxo,be free from injury

  16. Ibahim ali yusuf January 5, 2013 at 5:38 pm - Reply

    Mansha allah wan ku farax sanahay

  17. Faysal January 5, 2013 at 6:34 pm - Reply

    Maasha Allah waan ku farax sanahay wiilka muslinka ee sheekh abou diaby sida uu uga faa idaystay wakhtigiisa qaaliga ah allah ajir iyo xasanaad haka siiyo ammin ammin ammin

  18. sale January 5, 2013 at 9:30 pm - Reply

    mashaa allaah abou diaby

  19. Qambax January 5, 2013 at 10:36 pm - Reply

    Mansha alah wan ka jeclan dona kuwa kale ee kufarta ah. Sheikh abdi diaby madaxada ayan koob kuheleyna alhu akbar

  20. CAPTAIN JIIQAY IFO NURA January 6, 2013 at 7:08 am - Reply

    Mansha,allah all praise is due to Allah who has guided this brother of ours to the right path and the only religion which is excisting in this emence world

  21. Caaqil114 January 6, 2013 at 1:53 pm - Reply

    maashaa allaah allaha dhowwro ilaah baa u sahlay..

  22. Masaari January 6, 2013 at 4:26 pm - Reply

    Masha allah ilah ha u fududeeyo wa nin walal ken ah alahuma cisuul is laam

Leave A Response »