Kooxda kasoo jeeda wadanka Russia ayaa u hanqal taagtay ciyayahanka u dhashay wadanka Belgium, una ciyaara kooxda Everton ee wadanka England “Marouane Fellaini”, kaaso sheegay inuu diyaar u yahay inuu ka tago naadigiisa Everton.
Hadaba naadigan Zenit oo ka cabanaysa dhex la’aan ka dib markii ay ciyayahanada u ciyaara ay ka sii fadhiisanayan ku bada kuwaso qaar ka mid da’doodu kor u dhaaftay 35.
Si kastaba ha ahaate nadigan Russian-ka ah ayaa sanadkii ina dhaafay soo iibsatay kuna soo kordhisay kooxdooda laacibkii hore ee nadiga porto “Axel Witsel” kaaso ay isku dhalasho yihiin Fellaini uguna yeedhaya saaxiibkiisa qaranka inuu ku soo biiro nadigan zenit.
Waxa xusuus mudan in ciyaaryahankan asalkiisu kasoo jeedo “Morocco” in uu dhaliyay premier league 8 goal isagoo ciyaaray 13 ciyaarood oo kaliya, taaso ku qabatay diirada kooxo kale oo badan sida Man city,Chelsea se kooxdan zenith ayaa ugu cadcad kooxaha doonaya ciyaaryahankan.












.k.k.k.k arsenal wey rabta maxa jira madshegtiin qoralka haku handadina nadigaan mar walba necebkisa ledinka dareemo viva wilshere cazorla arteta coquelin qadka dhexe biswaye bada geeye fellaini