Kooxaha isku dhici kara Champions League ee wareega 16-ka

Dhaliye December 6, 2012 22

Waxaa Akhrisatay :3199

Waxa dhamaystirmay kooxaha usoo baxay wareega 16-ka  ee Champions League ka dib markii ay dhamaadeen kulamadii soo gabogabaynayay Groups-ka Champions League.

Taageere kasta waxa uu rajaynaya inuu ogaado kooxda ku dhici karta kooxda uu taageero wareega 16-ka eeChampions League, halkana waxanu idinku soo diyaarinay  jadwal kuu sahlaya koox kasta naadiga uu ku  dhici karo.

 

porto

PSG

Bayern München

Schalke

shakhtar

Arsenal

Malaga

Barcelona

Valencia

Milan

Manchester united

Dortmund

Celtic

Real Madrid

Juventus

Galatasry

 

Arsenal

                      Schalke

PSG

Bayern Munchen

Shakhtar

Porto

Barcelona

Malaga

Valencia

Milan

 juventus

Dortmund

Celtic

Real Madrid

Galatasaray

 

Milan

Malaga

Manchester United

Bayern Munchen

Galatasaray

Porto

Barcelona

Schalke

Celtic

Shakhtar

                 PSG

Dortmund

Arsenal

 

Real Madrid

 Dortmund

schalke

Bayern Munchen

Shakhtar

Arsenal

Man utd

juventus

Milan

valencia

PSG

Celtic

Galatasaray

porto

 

Shakhtar

Juventus

Bayern Munchen

Schalke

Arsenal

         Real Madrid

Barcelona

Malaga

Celtic

Galatasaray

Dortmund

PSG

Porto

Valencia

 Manchester United

Valencia

Bayern Munchen

Manchester united

Schalke

Arsenal

Shakhtar

Juventus

PSG

Milan

Celtic

Dortmund

Porto

Real madrid

Galatasaray

 

Celtic

Barcelona

Bayern Munich

Shakhtar

Milan

porto

PSG

Malaga

Arsenal

Shakhtar

Manchester united

Dortmund

Galatasaray

Juventus

 

 

galatasry

      Manchester United

Juventus

Schalke

Shakhtar

Porto

Bacelona

Malaga

Valencia

Milan

Bayern Munchin

Dortmund

Celtic

real Madrid

 

22 Comments »

  1. Nuurb December 6, 2012 at 4:42 pm - Reply

    Walee arsenal uma reseo malaga santi cazorla melsara asayaqan kubadoda schalka hos arsenal shakhtar hos arsenal guul real madrid and arsenal kama hadli karo wajeclaha almina barejo viva arsenal and real madrid

  2. Cabdul Hassan Sandhere December 6, 2012 at 5:30 pm - Reply

    Wax aan ka fahmi karo ayaanba jirin sababto ah wax aad kala saarten majiran

  3. Welsher December 6, 2012 at 5:52 pm - Reply

    Cabdulahi sax wax laga fahmayo majiran viva arcenal and madrid gul gul

  4. sahal December 6, 2012 at 6:36 pm - Reply

    isku aadka wax aan kafahmay malahan ee please sifican wax nogusoqora fadlan

  5. Abdifatah December 6, 2012 at 7:58 pm - Reply

    Page uun baad buuxisen ee waxba ba idiin qaban ee review previous page thanks

  6. cabdikaafi December 6, 2012 at 8:27 pm - Reply

    asc

  7. cabdikaafi December 6, 2012 at 8:28 pm - Reply

    sxb wax aan ka fahamey haba yaraatee majiraan maxaan komin ka bixiyaa sxb damiin far waaweyn ba wax loogu dhigaa noo bal balaariya

  8. Farmajo=CALIYARE=XIDIGII HRE CALANLEY December 6, 2012 at 8:34 pm - Reply

    Wr wey washeen hada mxn kafahmeyna wxy khoreen
    war waa idinku
    kaliga

  9. Ali December 6, 2012 at 8:54 pm - Reply

    saaxiibayaalow kan wax sooqorey maxuu ahaa maxaa kafahanteen hada waxuu qorey war kooxaha magacyadooda nabar kuma odhane sida ay isku arkayaan baa sheegayaa ayaa tiriye maxaa magacyada usaftey

  10. Ciise. Bakeey.suqa.bakaraha December 6, 2012 at 9:13 pm - Reply

    War. Kala saar. Mafah miin. San. Maxe. Tahay. Sxb.

  11. osmanwadani December 6, 2012 at 9:31 pm - Reply

    War aniga xitaa mafahmin sida ay wax usoo qoreen

  12. J.hernandez 14 December 6, 2012 at 11:45 pm - Reply

    K.k.k.k.k anaga mad nawaleysan reer wep dhaliye wax kala sara horta waxba ma anan fahmin mana fahmi karno viva man utd guul and r.van goal by

  13. m.med murile December 7, 2012 at 2:10 am - Reply

    kkkk waaa maxy isku yaaacaan saanmaa wax loo qoraaa ok anoo juuva eh waxaan jeclahy inaa ku aaado r madrid

  14. cadceed December 7, 2012 at 4:21 am - Reply

    hada maxay soo qoreen

  15. Podolski December 7, 2012 at 6:42 am - Reply

    Maxay tahay

  16. Shujaa December 7, 2012 at 7:35 am - Reply

    Walahi wax aankafahmay malahan brothers

  17. Salmaan December 7, 2012 at 3:54 pm - Reply

    Wax an ka fahmay ma jiran viv man utd and juventus

  18. maxamed December 8, 2012 at 9:08 am - Reply

    juventus iyo milan haday isku dhacaan tolow yaa badinaaya in kasta oo ay cadahay ta awooda badani hadan maxay idinla tahay

  19. Abdifatah jimale December 9, 2012 at 8:23 pm - Reply

    Wax aana kafahmaye majirto ee hadad doneysan in wxa linka faidisto wxa safican uso qora

  20. LIVERPOOLAND BARCELONA December 11, 2012 at 8:31 am - Reply

    WAX LAGA FAHMIMAAYEE WAX CAADIYA SOO QORA

  21. Moha December 21, 2012 at 5:08 am - Reply

    Hada naga hagaajiya asxcabey

  22. Y.toure and s.nasri and s.aguero February 4, 2013 at 1:37 pm - Reply

    Sxbyal anaga waaba ka harnay champino lkn waxaa jiro koox aan is leenahay kooxdaas wax kala ma ahan waa beyer munich iyadaana qaadey in shaa alaah by aguero viva man city bayer gooool ribery muller

Leave A Response »