Monday, June 26th, 2017

Juventus oo dib ugu laabatay Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda, markii uu dhaawacmay Sami Khedira

Published on August 2, 2015 by   ·   No Comments   ·   983 Reads

 

Kadib dhaawac soo gaaray Sami Khedira Juventus oo dib ugu laabtay suuqa kala iibsiga iyagoo ka raadinaya ciyaaryahan qad dhexe oo u badala.

 
Wararka ayaa sheegaya Labo ciyaaryahan midkood iney dooneyso Juventus waana xiddiga Zenit Axel Witsel iyo kan Inter Fredy Guarin.

 
Lix toddobaad ayaa la rajeynayaa Khadira inuu garoomada ka maqnaado kadib markii uu ku dhaawacmay kulankii Olympique Marseille 2-0 ay ugu adkaatay Juve.

 

 

Tani mucjiso ayay ku tahay Juventus maadaama ay Arturo Vidal ka iibiyeen Bayern Munich.
La Gazzetta dello Sport ayaa sheegeysa Bartilmaameedka ugu weyn juve inuu yahay xiddiga Inter ee Fredy Guarin.

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Recent Posts

Top Story

Xabi Alonso oo isbarbardhig ku sameeyay Jose Mourinho iyo Pep Guardiola

Laacibka khadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Xabi Alonso ayaa ka hadlay waxyaabaha ay ka siman yihiin macalinkiisa Pep Guardiola iyo tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho.   Alonso ...