Jose Mourinho oo afka ku kala furtay Tababaraha Cusub Chelsea Rafa Benitez

Dhaliye November 22, 2012 15

Waxaa Akhrisatay :3956
Tababaraha Real Madrid Jose Mourinho ayaa sheegay inuu ku faraxsanyahay in Rafa Benitez uu qabto shaqada Macalinimo ee Chelsea.

Macalinkii hore ee Chelsea Jose Mourinho ayaa tilmaamay inuusan ilna ku fiirin jirin Rafa Benitez markii uu macalin u ahaa Liverpool

“aad ayaa ugu faraxsanahay  in kooxdaydii hore inay guulaysato ayuu yiri”

“Marwalba waxaan u rajaynayaaa inuu guulaystaan Tababarayaasha Cusub ee kooxdaydii .

“Waxaan u rajaynayaa macalinka Cusub Benitez Nasiib wanaagsan ayuu yiri Macalinka faanka badan ee Real Madrid layliyo kadib markii la ceyriyay Roberto Di Matteo

15 Comments »

  1. Mata November 22, 2012 at 11:52 am - Reply

    Anagana macalimiinteni hore oo dhan guul ayan u rajeyneyna

  2. Steven aar November 22, 2012 at 12:06 pm - Reply

    Heeeeeeeeeeeeeeeey chelsea waxey tahay malahan sanadkana kaap ma argi donto viva the gunners

  3. Xudeyfa syl November 22, 2012 at 12:16 pm - Reply

    Hhh binitez mesha liverpol ma,ahan waxa iska leh rag an dulqad lahayn mrka adna get out mrka lgu dhahayo ma dhera viva liverpol

  4. yuuuu November 22, 2012 at 1:07 pm - Reply

    waxan leyahay benitez wa nin khibrad badan oo aad ugu fican macalinimada lakin only end of this season ma anfaceyso hagajinta naadiga

  5. Hazard November 22, 2012 at 2:35 pm - Reply

    Waa mahadsantaha murinho welcome to chelsea as soon as possible

  6. mohamed muhidin November 22, 2012 at 3:14 pm - Reply

    milkiilaha chelseafc iskaleh wax diin ah maheysto xitaaa tan yahuuda xitaaa, waayo mayaqaano xusham iyo dulqaad midna, waaa eeey eey dhalay abrahimavic nacalaaa kutaa le, ima oga maahane sifiiiican ayaan u caayn lahaaaa dhilaaa dhasheee

  7. ilyaas xaali November 22, 2012 at 3:29 pm - Reply

    Rafail benitez qibrada uu ku hagaminayo chelsea waa mid ka sareysa tan RDM. Waa qabiis sport oo shaqadisa ka soo bixi karaya welcome Benitez.

  8. Hanad November 22, 2012 at 4:59 pm - Reply

    RDm kama fiicno koley viva kagawa

  9. Aamir zaki November 22, 2012 at 7:54 pm - Reply

    Warka xita sida lo qoro mayaqan shit shit laacib.net aya idinka fican

  10. Podolski November 23, 2012 at 6:17 am - Reply

    Sxb amiir kuwan laacib.net magaran ben iyo war xumo an kunacay teda kale cunuga maxamad ma.ogtahay magacas maxamad inu yahay magac qali ah wana caytame wax iskula har

  11. Murqo November 23, 2012 at 8:08 am - Reply

    Waryaada dhaliye ama wax fiican noo soo qora ama beenta nga daaya (laacib)=good

  12. Deko yare November 23, 2012 at 9:12 am - Reply

    Moriniyo isfaaniska waa lagu ogaa milkilaha blues na waa lagu ogaa kibirka chelsina waa lagu ogaa tawabare eyris marka layaabi meyno

  13. Ali hasan gama November 23, 2012 at 1:00 pm - Reply

    Im sry abut that fr former tawabare

  14. Analka November 23, 2012 at 1:30 pm - Reply

    Murhno wa gesiga kubada cagta

  15. eng-deeq@hotmail.com January 23, 2013 at 3:51 pm - Reply

    waaryaaa dhaliye beenta naga daaya dadka hays nac siinina itaas ayaan idiin odhan lahaa

Leave A Response »