Wakhti uu dhamaday sanadkii hore la galayna sanad cusub ayaa jariiradaha ugu caansan wadamada Europe ayaa waxay sameeyeen codayn ay ay ka qayb galayaan akhristayaashooda, hadaba imika waxan idiin soo tabinaynaa saxaafada AS ee kasoo baxda wadanka Spain qiimayn ay samaysay kuna soo bandhigtay natiijadii qiimayntaas.
Hadaba qiimayntan dadkii ugu badnaa waxay u codeeyen shan ciyaryahan oo ka tirsan kooxda Barcelona, afar ka tirsan kooxda Real Madrid iyo laacib ka socda kooxda Bayern Munchen iyo weerar yahanka kooxda Atletico Madrid.
Iyadoo u timi shaxdu sidan:-Casillas,Ramos,Lahm,Pique,Alba,Xavi,Ineista,Alonso,Messi,Ronaldo,Falcao.













Ma uqalman
waaa.beeeen
waxad si fiican uga bogan karaysa AS.COM
waaa ay u qalmaan sida c.ronaldo inest alonso waa dad kubad lagu tixgaliyo mahadsanid
Never
lahm peque ramos alba
xavi
iniest ozil
messi dimeria
falcoa