Waxaa Akhrisatay :1117
Magaalada Durban waxaa xalay lagu qabtay isku aadka sanadka 2013 ee Qaramada Qaarada Africa ee lagu qaban doono dalka South Africa.
16 kooxood oo kaliya ayaa isugu soo haray Markii isreeb reeb ay soo mareen dalal badan balse ay ku hareen dalalka lagu qadariyo kubada Sida Camaron,Masar iyo Senagal.
Dalalka ka qaybgalayo koobkan ayaa ogaaday sida ay isugu beegmaayaan.
South Africa oo Marti gelinaysa koobkan ayaa waxaa ay ku beegantay dalalka Cape Verde, Morocco iyo Angola.
Guud ahaa Sidaan ayaa xulalka isugu beegmeen.
|
|
|||||||||||
|
|











Away somaliya inte aday he
Hadii ee etho zambiya ka badin weeydo waan katahriibi
Hadii ee etho eey zambiya kabadin weedo waan iskaga tariibi