Waxaa Akhrisatay :1616
Waxaa goor dhaw la soo gaba gabeeyay isku aadka wareega 16-ka ee Koobka Horyaalada Qaarada Yurub Champion League, waxaana foodda leesku geliyay kooxo waaweyn oo kala cabsanaayay.
Kooxda kubadda cagta ee Manchester United ayaa waxay foodda isdarayaan kooxda kubadda cagta ee Real Madrid, waxayna ciyaari doonaan laba jeer, oo midba midda kale ay ku booqan doonto garoonkeeda.
AC Milan ayaa waxay iyana si toos ah ugu dhacday kooxda kubadda cagta ee Barcelona, oo xilligaan lagu tilmaamo in Barcelona ay tahay kooxda dunida ugu awooda badan, kolka loo eeggo ciyaaraha kubadda cagta.
Kooxda Arsenal ee Horyaalka Ingiriiska ayaa waxay iyana ku dhacday kooxda Bayern Munich ee dalkaasi Jarmalka, waxayna tani ku soo aadeysaa xilli kooxda Arsenal ay wajaheyso taak dari.
Juventus ayaa waxay ku dhacday kooxda Celtic oo muddooyinkii dambe ka soo muuqaneysay shaashadaha dunida, waxayna dad badani qabaan in Juventus ay dardari doonto Celtic.
Kooxaha kalana sidaan ayay iskugu dhaceen
Porto v Malaga
Galatasaray v Schalke
Shakhtar Donetsk v Borussia Dortmund
Valencia v PSG











Fifa arsenal 4ever wan badin dOna
Viva arcenal cidi hor istagi lahet aya larawa da.yarta wengar walo o maqan yahay diyabi maso bogsan donta viva s.cazarola and welsher and arteta and walcott viva arcenal gul wcn iyo nasib wcn
Sifecana ayaa loosamey isku adka koohiyar yara fursad ayaa la siyay viva man united
Arsenal sidan ayey awod ugu dhafi karta b.munch intan kaso adegeno ayey nasib ledahay viva chamberlain walcott podolski cazorla arteta ramsey out wilshere coquelin gibbs gervinho arshavain rosicky vermaelen koscielny jinkenson per mertascker sagna Diaby
Milan iyo united ha quustaan waxay madaxa geliyeen dad aan facood ahayn koobkaan real aya leh arsinal warkeda daa ilmo weyaan
anaga hadan tagero arsenal nahay nasib xumo aya nahay rajo maka qabo in arsenal si fudud ku dhafidonto kooxda bran munich marka arsenal aan uso duceno brathers and sister all?arsenal good luck?
Figradedi waxa ila thy final arsenal vs brca kubka wa arsenal
Man united guul ayaan leeyah sxbyaal. Waan qadena janbiyonka
go east and west arsenal isthe best way goolaysan donta arsenal
Man utd and A.c.milan and Bayer munich waxan leyahay champions league sidan ayadba uga hartene boorsoyinkina qaata viva f.c.Barcelona viva too Arsenal the Gunners Naadiyada aduunka ugu kubadaha wanagsan viva lionel messi xidiga aduunka viva santi cazorla jack wilshere cesc fabregas mikel arteta xavi hernandez andres iniesta alex song intaas waa macalimiinta qadka dhexe maamusha kubadana side dontan ka samesta
I hope the final will be arsenal vs Barcelona and arsenal is going to win the champions league if allah says viva arsenal and barcelona
viva juentuus
Kkkkkkkkk arsenal, barca, iyo real kulahaa war waxan kan final isla tagaya b,munich and man unite
man unite 2 b,munich 0 guul man unite
Waxan salamaya tageraha barcelona hadal keyga waxaa kubilabayaa inaan kahadlo inay arsenal ay waxba naga qaadi karin waxwalbo ay aqriyaa balse majeclen inay nago so ado arsenal waxan jeclaa inay isku ado barcelona iyo real madrid