Tuesday, August 22nd, 2017

Goolhaye ka Goolal badan Weeraryahanda Qaarkood.{VIDEO}.

Published on September 15, 2014 by   ·   No Comments   ·   2,099 Reads

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkGoolhayaha kooxda Sao Paolo Rogerio Ceni ayaa wali waxaa uu sii wataa Bandhigiisa Gool dhalineed ee taariikhda iyadoona uu diwaan gashaday alaa iyo 120-gool.

Rogerio Ceni oo ah 41-jir ayaa waxaa uu dhaliyay Oo ay uga badiye Cruzeiro Ciyaar ka tirsaneyd Horyaalka Brazil,Waxaana Gool hayahaan Kooxdiisa looga aqoonsady Weeraryahan ka roone.

HALKAAN KA DAAWO GOOLASHA CENI:

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Recent Posts

Top Story

Xabi Alonso oo isbarbardhig ku sameeyay Jose Mourinho iyo Pep Guardiola

Laacibka khadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Xabi Alonso ayaa ka hadlay waxyaabaha ay ka siman yihiin macalinkiisa Pep Guardiola iyo tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho.   Alonso ...