Warar laga soo xiganayo saxaafada kaSoo baxda wadanka spain ee “As” ayaa sheegaysa in naadiga kazoo jeeda wadanka turkey ee galatasaray ay doonayso kubad sameeyaha Real Madrid ee Ricardo Kaka.
Tababraha naadigan galatasaray fatix karim, mar u hadlay ka dib ciyaartii ay la ciyaarayeen Sivasspor ka dib waxa uu yidhi “waxa uu ii sheegay mulkiilaha naadigu, hadii aad doonaysid Diego Ribas ama Sneijder wan kuu keenaya,se anigu waxan u sheegay inan rabo ciyaaryahanka qadka dhexe ugu Real Madrid ee Ricardo Kaka “











