Falaaqaynta Kulanka adag Chelsea iyo Stoke

Dhaliye September 22, 2012 0

Waxaa Akhrisatay :398

 

CHELSEA 

v

STOKE CITY

Stamford Brigde, London

Kadib bar bardhacii Qpr ee 0-0 Chelsea waxaa ay damacsantahay inay ka adkaadaan kooxda Stoke.

Daniel Sturridge ayaa wali laga shaki qabaa inuusan Ciyaari doonin Galabta kadib kulankii Juventus 2-2 laga saaray.

Oscor oo labo Gool Chelsea u dhaliyay ayaa isagana shaki laga galinayaa Safashada kulanka Stoke kadib dhaawac kasoo gaaray canqowga.

Dhinaca kale ee Wararka Stoke Daafaca kooxdaas Andy Wilkinson ayaa laga ganaaxay Stoke markii garoonka laga saaray Ciyaartii todobaadkii hore Man City garoonkooda ay ku qaabileen waxaana lagu badali doonaa Ryan Shotton.

Chelsea ayaa hal mar lumisay 11 kulan oo garoonkooda Stamford Bridge ay ku ciyaartay Horyaalka Premie league.

Chelsea Probable Line-up (4-2-3-1): Cech, Cole, Terry, Ivanovic, Lampard, Mikel, Hazard, Mata, Ramires, Torres

Dhinaca Stoke waxaa u Ciyaaraya

Stoke City Probable Line-up (4-5-1): Begovic, Cameron, Shawcross, Huth, Wilson, Walters, Whelan, N’Zonzi, Adam, Kightly, Crouch

 

Leave A Response »