Waxaa Akhrisatay :1305
Kooxaha Inter Milan iyo Liverpool ayaa xalay lagu kala dhagay kadib markii Inter laga badiyay,Liverpooli yadana ay bar bardhac 2-2 ay gashay.
Liverpool ayaa la hakiyay maxaa yeelay waxaa ay u gudbi lahayd Wareega 32 aad eeEurope league.
Ciyaarta ayaa waxaa ay ka dhacday Anfield oo Liverpool ayaa ku hogaamisay Ciyaarta 1-0 oo gool uu u dhaliyay Jonjo Shelvey balse waa laga bareeyay,waxaana Liverpool markale goolkeeda u dhaliyay Joe Cole hadana waxaa kadaba Timid Liverpool kooxda Young Boys oo Zarate ayaa bar bareeyay.
Goolal ay kala dhaliyeen Samba iyo Samuel Eto’o ayay kooxd Inzhi Makhchakala Kaga adkaatay kooxda Taliyaaniga oo waxaa ay u gudubtay Wareega 32 kooxood.
Kulumada Soo aadan ayaa ayaa waxaa ciyaaraya Liverpool iyo Udinese halka Young Boys ay la ciyaari doonto Anzhi waxaana isku dhibco ah Liverpool iyo Young Boys oo Min 7 isla leh.
InterMilanayaa guuldaro xanuun badan ay ku dhacy Markii 3-0 ay ugu badisay kooxda kooxda Rubin Kazan.
Inter waxaa ay leedahay 10 dhibcood waxaana 13 dhibcood guruubkaas ka haysta kooxda Rubin Kazan.
Guud ahaan Ciyaaraha kale waxaa ay u dhaceen Sidan
| November 22 | |||
| FT | Anji Makhachkala | 2 – 0 | Udinese |
| FT | Liverpool | 2 – 2 | Young Boys Bern |
| Europa League - Group B | |||
| 07:08 | November 22 | ||
| FT | Academica Coimbra | 1 – 1 | Viktoria Plzen |
| FT | Atletico Madrid | 1 – 0 | Hapoel Tel Aviv |
| Europa League - Group C | |||
| November 22 | |||
| FT | Marseille | 0 – 1 | Fenerbahce |
| FT | Monchengladbach | 2 – 0 | AEL Limassol |
| Europa League - Group D | |||
| 07:08 | November 22 | ||
| FT | Club Brugge | 1 – 2 | Bordeaux |
| FT | Newcastle U. | 1 – 1 | Maritimo |
| Europa League - Group E | |||
| 07:08 | November 22 | ||
| FT | Molde | 1 – 2 | FC Copenhagen |
| FT | Steaua Bucuresti | 1 – 5 | Stuttgart |
| Europa League - Group F | |||
| November 22 | |||
| FT | AIK Stockholm | 1 – 2 | Napoli |
| FT | PSV Eindhoven | 1 – 2 | Dnipro D’petrovsk |
| Europa League - Group G | |||
| 07:08 | November 22 | ||
| FT | Basel | 3 – 0 | Sporting Lisbon |
| FT | Videoton FC | 0 – 1 | Racing Genk |
| Europa League - Group H | |||
| 07:08 | November 22 | ||
| FT | FK Neftchi | 1 – 1 | Partizan Belgrade |
| FT | Rubin Kazan | 3 – 0 | Inter Milan |
| Europa League - Group I | |||
| 07:08 | November 22 | ||
| Postp. | Ironi Kiryat Shmona | ? – ? | Athletic Bilbao |
| FT | Sparta Prague | 1 – 1 | Lyon |
| Europa League - Group J | |||
| 07:08 | November 22 | ||
| FT | Lazio | 0 – 0 | Tottenham H. |
| FT | Panathinaikos | 1 – 0 | NK Maribor |
| Europa League - Group K | |||
| 07:08 | November 22 | ||
| FT | Metalist Kharkiv | 2 – 0 | Bayer Leverkusen |
| FT | Rosenborg | 3 – 2 | Rapid Vienna |
| Europa League - Group L | |||
| November 22 | |||
| FT | Hannover | 0 – 0 | FC Twente Enschede |
| FT | Helsingborg | 1 – 3 | Levante |











cadi mahan meesha
liver weey soo bixidoontaa kulanka xiga..
Wan so bexeyna kulanka dambe viva joe cole
Wan sobaxeynaa kulanka xigo viva liv