Monday, June 26th, 2017

Edinson Cavani oo danaynaya in uu ku biiro kooxaha Premiere League

Published on July 14, 2014 by   ·   No Comments   ·   1,624 Reads

dhaliye44

 

 

Xiddiga kooxda Paris Saint-Germany Edinson Cavani, wakiilkiisa ayaa  shaaca ka qaaday in xiddigu qorshaynayo u wareegista kooxaha Premiere League.

 

27 jirkan ayaa bilihii ugu dambayay lala xiriirinayay in uu ka tagi doono League One,sidoo kale waxaa jira kooxo badan oo xiisaynaya xiddigan

Kooxaha Man United iyo Real Madird ayaa ah kooxaha ugu horeeya ee danaynaya laacibkan u dhashay wadankaasi Uruguay.

 

Si kastab aha noqotee xiddigan ayaa la leeyahay wuxuu ku biirayaa kooxaha Premiere League xagaagan sida ay sheeganayso jariirada Sky Sports News.

 

Heshiishka uu Cavani kula joogo kooxda PSG waxaa ugaga harsan afar sano,isal markaana xiddigan ayay PSG ku soo iibsatay adduun gaaray £50 milyan July 2013’ka,waqtigaas oo uu joogay xiddigu kooxda Napoli.

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Recent Posts

Top Story

Xabi Alonso oo isbarbardhig ku sameeyay Jose Mourinho iyo Pep Guardiola

Laacibka khadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Xabi Alonso ayaa ka hadlay waxyaabaha ay ka siman yihiin macalinkiisa Pep Guardiola iyo tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho.   Alonso ...