Difaaca City oo lagu tuhmayo kooxda chelsea

Dhaliye January 3, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :866
Micah-Richards-e1348824436462

Tababaraha kusii meel gaadhka ah ee kooxda Chelsea “Rafa Benetiz”  ayaa sheegay in laga yaabo inuu soo keeno difaacyahanka City ee Richards.

Rafa oo ku sababay dooni taanka laacibkan ka dib markii ay QPR ka badisay kooxda Chelsea garoonkooda Stamford Bridge iyado dib loogu noqonayo badiskii ugu dambeeyay ay QPR ka gaadho kooxda Chelsea garoonkeeda S.Brigde sanadihii sideetameedyadii.

Dhinaca kalena war ka soo baxay kooxda Man City ayaa sheegaya la yaabitaanka ay la yaabanyihiin waxa uu ku hadlay Benitez, halkasoy sheegan inanay fasaxi doonin laacibkan.

Waxa xusid mudan in Richards uu joogay ciyaartii xalay ka dhacday garoonka Stamford Bridge se uu markii dambe uu sheegay inuu u joogay oo khaliya si uu u daawado saaxiibadiisay kasoo wada baxeen akaadamiyada City ay ka mid yihiin onuoha iyo Wright Philips.

Leave A Response »