Monday, December 18th, 2017

Diego Costa oo maanta ka walwalsan Petr Cech

Published on August 2, 2015 by   ·   No Comments   ·   1,600 Reads

 

Weeraryahanka Chelsea Diego Costa ayaa ka baqaya Petr Cech inuu isbadal ka sameeyo kulanka Arsenal iyo Chelsea maanta dhex maraya iyo horyaalka intaba.

 
Petr Cech ayaa ka soo tagay Chelsea iyadoo go’aankaas ay ka caroodeen qaar kamid ah xiddigaha Blues maadaama ay ka iibiyeen koox ay xifiltamaan.

 

 

Diego Costa ayaa wariyaasha u sheegay kahor kulanka maanta in Arsenal oo heshay Petr Cech inaan maaro loo heli Karin waxaana uu cadeeyay inuu ka cabsanayo in Gunners  kooxdiisa ay ku ciriiriso horyaalka iyo koobka Community Shield ee maanta dhacaya.

 
Ilaa dhamaadka xili ciyaareedka ayuu qabaa Costa Arsenal markan iney dagaalami karto.
Muhiimad weyn inuu leeyahay goolhayaha ayuu sheegay  Costa maadaama kooxdiisa sanadkii hore ay u wacneyd horyaalka iney qaado iney heysatay labo goolhaye oo fiican.

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Recent Posts

Top Story

Xabi Alonso oo isbarbardhig ku sameeyay Jose Mourinho iyo Pep Guardiola

Laacibka khadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Xabi Alonso ayaa ka hadlay waxyaabaha ay ka siman yihiin macalinkiisa Pep Guardiola iyo tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho.   Alonso ...