Del polski iyo laba ciyaaryahan oo ka tirsan Madrid oo ku guulaystay jaa’isadaha AS

Dhaliye December 11, 2012 0

Waxaa Akhrisatay :886

Waxa ay qabatay saxaafada wadanka Spain ee AS  xafladeedi sanad guurada ahayd halkasoy ku marti galisay qaar ka mida ciyaaryahanada ugu fiicna sanadka 2012, halkasoy ku qabatay Hotelka lagu magacaabo Palace , munaasabadiisi kasoo wareegtay dhisantaanka Hotelkan 100 sano.

Halkaso uu ku guulaystay gool hayaha Real Madrid Iker Casillas, ka dib markii uu ku guulasytay sanadkii hore gool hayaha ugu fiican LA LIGA-ha, iyo jaa’isada lagu magacaabo Amiirka Asturias, se imika ay ku guulaysteen xafladan shalay la qabtay isaga iyo Radamel Falcao iyo tababaraha spain ee vicenty del poski,isagoo lagu marti qaaday guulaha uu la gaadhay xulka qaranka spain,kaasoy ugu cad cad yihiin koobkii aduunka 2010 iyo euro 2012.

Waxa xusuus mudan in Casilas uu ku guulaystay laba koob kuwaaso kala ah horyaalka spain iyo euro 2012,halka uu falcao ku guulaystay horyaalka Europa League,iyo Super-kii ay ka qaaden kooxda Chelsea halkaas oo uu dhaliyay hatrick

Leave A Response »