Waxaa Akhrisatay :864
Liverpool ayaa xalay Boorka iska jaftay waxaana ay ka badisay kooxda Anji Makhachkala oo ah koox lacag badan lagu bixiyay.
Xidigaha Liverpool u safnaa
Liverpool: Jones, Wisdom, Skrtel, Agger, Johnson (Sterling 46), Gerrard, Sahin, Shelvey (Allen 80), Downing, Suarez, Assaidi.
hadaba arag waxa dhacay xalay

Stewart Downing oo goolka ku laadayaa shabaqa

Brendan Rodgers oo la hadlaya Downing

Luis Suarez

Guus Hiddink tababarahii hore ee Chelsea

Jonjo Shelvey oo ku bada kula diriraya Mid kamid Ah xidigaha Inzhi

Samuel Eto’o iyo Gerrard oo isku dhacay











