Kooxda Newcastle ayaa hore heshiis ula gaadhay laacibka Mathieu Debuchy muddo dhan shan sanno, se aan la shaacin qiimaha lagula soo wareegay laacibkan, halkaaso uu qaadan doono nambarka 26.
Hadaba laacibkan oo helay soo dhawayn aad u balaadhan saaxiibkisa ay isku qaranka yihiin Yohan Cabaye, saaxiibkiisan oo ay wada joogi jireen kooxda Lille kana caawiyeen inay Lille ku guulaysato horyaalka iyo Cup-ka sanadkii 2011.
Hadalkiisi koowad waxa uu yiri Debuchy “waxan filaya inan wax cusub kusoo kordhiyo kooxda, kana caawiyo inaan gaadhno kuraasta hore ee horyaalka, anigoo diyaar u ah inan wax kasta u sameeyo kooxdaydayn cusub”.
















Wa arin fiican sababtoo ah dadkay ku adkayn doonaan