Waxaa Akhrisatay :1141
Liverpool oo noqotay gabi’ahaan in maalin ay kufto,Maalina ay badiso haba ugu badnaatee in natiijooyin fiican aysan kasoo hoynin kulamada ay ciyaarayso.
Xalay Liverpool ayaa waxaa 1-0 ugu adkaaday kooxda lagu magacaabo Anzhi Makhachkala oo qarash badan lagu bixiyay.
Xidigaha u ciyaaray liverpool
Liverpool: Jones, Wisdom, Carragher, Coates, Flanagan, Henderson, Coady (Fernandez Saez 35), Cole (Assaidi 77), Shelvey, Downing, Morgan (Pacheco 61).

Traore oo gool ka dhalinaya Liverpool

Isagoo dabaaldagaya

Xidigaha kooxda Anzhi xili farxadeed ku jira

Adam Morgan oo Daafaca Anzhi cadaadis uu saaray

Joe Cole oo dhulka jiifa

Christopher Samba oo kubada kawar dhowraya

Jonjo Shelvey iyo Tagirbekov

laacibka Anzhi Makhachkala’ Yuri Zhirkov oo kubada kula dagaalaya ninka Liverpool u ciyaara Andre Wisdom











taas weeyba iska cadeet waayo ragii waaweeynaa waxaa loo fariisiyay chelsea sida gerrad, suarez, sterling, skertel, johnson, enrique… kulanka chelsea ayaana muhiim ah weefaha weey soo baxeeysaa.. viva liverpool..