Ciyaaryahankii u dhashay wadanka Brazil ee Alexander Pato ayaa macasalaameeyay kooxdiisi hore ee Milan isagoo ilmadu dhabanka shubayso ka hor intaanu ku qaban wadankiisa Brazil qabtana kooxdiisa cusub ee Corinthians.
Waxa xusid mudan in lacagta lagu soo iibsaday Pato ay gaadhayso 15M, halkaaso uu pato kusoo biiray kooxdan Milano sanadkii 2007 isagoo ka imanaya kooxda Internasionale.
<a href=’http://<iframe width=”640″ height=”360″ src=”http://www.youtube.com/embed/0wnB7FL6Teg” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>’ target=’_blank’>Link</a>











