Monday, December 18th, 2017

Ciyaaryahanada kubada gacanta dalkeena hooyo oo maanta u baxaya Ethopia (Daawo Sawirada)

Published on August 21, 2014 by   ·   No Comments   ·   3,046 Reads

Tan iyo burburkii dalkeena Hooyo ku yimid dhalinta Soomaaliyeed kama aysan niyad jabin niyadii ay u hayeen dhanka Sportiga,waxaana kuu daliil ah tartamada kala duwan ee ay haatan ka qayb qaadanayaan.

 

Xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed ayaa Xaflad si heer sare loo soo agaasimay ku sii sagootiyay ciyaaryahanada Somalia ugaga qayb gali doonaa tartamada kubadda gacanta ee lagu qabanayo wadankaasi Ethopia.
Ciyaaraha Afrika Challenge Cub aalaaba waxaa ka soo qayb gala wadamada AFrika oo dhan,waxaana sannadkan lagu qabanayaa wadankaasi Ehtopia.
Ciyaaryahanada Somalia waxaa tartankan  kala soo qayb gali  doonaa dalalka aan jaarka ama dariska nahay ee Sudan,Djbouti iyo waliba Ethopia,waxaana lagu wadaa tartankan in uu bilaabmo 23’ka bishan August  dhamaadana 29’ka bishn August.

 

Xulka qaranka Somalia oo iskugu jira wiilal iyo gabdho ayaa maanta oo Khamiis  ah u duuli doono wadanka Ethopia oo lagu qabanayo tartamadan.
Waxaan u rajanayaa ciyaaryahanada dalkeena hooyo guul.

 

Daawo Sawirada xafladii sagootinta.

 

dahilye00 dahilye4 dahilye7 dahliye4 dhailye6 dhaliye5 dhaliye8

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Recent Posts

Top Story

Xabi Alonso oo isbarbardhig ku sameeyay Jose Mourinho iyo Pep Guardiola

Laacibka khadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Xabi Alonso ayaa ka hadlay waxyaabaha ay ka siman yihiin macalinkiisa Pep Guardiola iyo tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho.   Alonso ...