Monday, June 26th, 2017

Ciyaartoyda Ingiriiska iyo sida ay nambarada u kala qaadanayaan

Published on May 23, 2014 by   ·   No Comments   ·   4,479 Reads

Tababaraha Xulka England Roy Hodgson ayaa magacaabay lambarada ay xeran doonaan 23-ka ciyaaryahan uu u wadanayo xagaagan Brazil.

 

Wayne Rooney ayaa sida la filayay  qaatay Lambarka 10,halka Weerarka Liverpool Daniel Sturridge uu qaatay No 9.

 

Danny Welbeck ayaa qaatay No 11, sidoo kale Steven Gerrard oo ah kabtan xulka ayaa la siiyay No 4, Xiddiga ku cusub England ee   Luke Shaw ayaa la siiyay lambarkii qiimaha lahaa ee England uu u wadan jiray Ashley Cole ee No 23 England ayaa kula ciyaari doonta Italy Manaus June 14.
Waa kuwan Liiska Lambarada xiddigaha England ay xeranayaan koobka Adduunka.

 

 

 

 

 

1. Joe Hart

2. Glen Johnson

3. Leighton Baines

 

4. Steven Gerrard

5. Gary Cahill

6. Phil Jagielka

 

7. Jack Wilshere

8. Frank Lampard

9. Daniel Sturridge

 

10. Wayne Rooney

11. Daniel Welbeck

12. Chris Smalling

 

13. Ben Foster

14. Jordan Henderson

15. Alex Oxlade-Chamberlain

 

16. Phil Jones

17. James Milner

18. Rickie Lambert

 

19. Raheem Sterling

20. Adam Lallana

21. Ross Barkley

22. Fraser Forster

23. Luke Shaw

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Recent Posts

Top Story

Xabi Alonso oo isbarbardhig ku sameeyay Jose Mourinho iyo Pep Guardiola

Laacibka khadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Xabi Alonso ayaa ka hadlay waxyaabaha ay ka siman yihiin macalinkiisa Pep Guardiola iyo tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho.   Alonso ...