Warar laga soo xiganayo saxaafada kaso baxda wadanka England ee Dailymail ayaa sheegaysa in kooxda Chelsea ee wadanka England ay u dhaw yihiin inay la soo wareegaan ciyaaryahanka qadka dhexe uga ciyaara “Partizan Belgrade” ee wadanka Serbia kaaso lagu magacaabo “Lazar Markovich” qiimi lagu qiyaasayo 8 million pounds.
Waxa uu ka dhaliyay gool Markovich (18 jir) xulka qaranka Chile bishii hore, halka uu lix gool dhaliyay ka dib markii uu ciyaaray kooxdiisa 12ciyaarood taaso indhaha ku qabatay diirada kooxo waawayn sida Arsenal,Liverpool,Inter.
Kooxda Chelsea o u fadhiisanaya inay wada hadalo ku galaan wadanka Japan halkasoy ku ciyaarayan koobka aduunka ee nadiyada,wada hadaladasoo ka hadlaya ciyaaryahanada diirada u saaran naadiga chelsea oy ka mid yihiin weerar yahanka Atletico Madrid ee Radamel Falcao iyo weeryahanka naadiga Real Madrid Gonzalo Higuin












Welcome falcao hiugwin and markovic
Chelsea wey uqalanta markovich