Waxaa Akhrisatay :815
Kooxda Chelsea ayaa doonaysa inay lasoo wareego ciyaaryahanka garabka ka ciyaara ee kooxda Barcelona Gerard Deulofeu.
Wargayska Daily Star Sunday ayaa daabacay in kooxda Russianka ee Chelsea ay damacsantahay soo xera gelinta laacibkan Layaaabka leh ee kubadiisa ay tahay Sida dabayshii Deulofeu.
Blues ayaa ku qiimaysay Ciyaaryahanka Barcelona lacag dhan £8million si ay ku soo afjarto lawareegidiisa.
Chelsea ayaa isku dayaysa Inay xood xoodsato ama ay kala qal qaalsato kooxda Sanadkii hore ay ku kala direen Champions legue ee Barcelona Xidiga yar.
Deulofeu Waa 18 jir,Waana Ciyaaryahanada dhaawaan kooxda Sida tooska booska ugu helaya isagoo dhawaan loo magacaabay Ciyaaryahanada kaqaygalaya Champions League.
Deulofeu waxaa la tilmaamaa inuu yahay Messi Xiga ee Barcelona.











Welcome to stamford pridge
Ku soo dhawow blues