Dhaliye.com » Europa League

Sport: No Cup, No La Liga, No Champions League!!!
Waxaa Akhrisatay :284

Jariirada kasoo baxda dalka Spain ee Sport ayaa dhaleecaysay kooxda Real Madrid xilli ciyaareedkeedan ahaa mid ay ku fashilantay inay koob kusoo xarayso khasnada kooxda taaso kasoo dhigatay cinwaan “wax koob ah oo la qaaday ma jiro, horyaalna ma jiro, sidoo kalena Champions League la qaaday ma jiro, xilli ciyaareedkani waa mid aan xusuuso fiican lahayn”

Waxa kale oo ka mid ahaa cinwaanada ay  jariirani cadadkeedii saaka oo sabtiya ku sheegtay:-

Atletico Madrid oo jabisay lacnadii haysatay Derby-ga, Madrid-na aan gurigeeda wax koob ah kusoo hoynin iyo fashilaad wayn oo ku timi Mourinho gabo gabadiisii tababarka kooxda Real Madrid”

Real way lunsantay “Mourinho iyo Ronaldo oo la eryay”.

Neymar oo sheegay inuu rabo Barcelona oo kaliya.

Isku aadka horyaalka Europa League
Waxaa Akhrisatay :779

Waxa si toos u dhamaaday isku aadka horyaalada Europe waxanay afka la isku daray kooxaha.

Benfica x Fenerbahce

Chelsea vs Basel

Hadana iyagoo rubin kazan ka badisay Chelsea, ayay u gudubtay wareega 4-ta kooxood,
Waxaa Akhrisatay :579

Waxay usoo baxeen kooxda Chelsea wareega kan xiga ee 4-ta kooxood inkastoo kooxda Rubin Kazan kaga badisay 3-2 ciyaartii ka dhacday guriga kooxda Kazan ee imanaysay ciyaarihii soo afjarayay wareega 8-da kooxood ee horyaalka Europa League.

Miriradii hore ee ciyaarta ayuu weeraryahanka kooxda  ee Torres daahfuray goolasha halkaso uu gool qurux badan ka dhaliyay, qaybtii horena intaas ku dhamaatay,

Se qaybtii dambe ee ciyaarta intas kuma ay dhamaan ee difaaca Ivan Marcano uu keenay barbardhaca mirirkii 51aad, se farxadii kooxdan Russian-ka ahi ma dhamaan halkaso uu weeraryahanka Nigeria ee Victor Moses kooxdiisa marlabad horumariyay kaaso dhaliyay gool ay isaga iyo Ramires kasoo shaqeeyeen uu Moses ku khatimay dhanka badix ee goolhayaha.

Hadana isma dhiibin kooxda Rubin Kazan halkaso uu wiilka reer Turkey ee Gökdeniz Karadeniz uu kooxdiisa u keenay goolka barbardhaca  kubad uu soo wareejiyay Ansaldi halkaso uu madax ku dhaliyay.

Mirirkii 72aad ayay Rubin Kazan heshay rikoore halkaso uu ciyaartoyga Natcho uu kooxdiisa horumariyay markii koowaad kulankan labada kooxoodna isku dayeen se waxba isla keeni kari waayeen, uguna khatarsanayd gool uu cunay laacibka  Kazan ee Rondon.

Video: Daawo dhaawaca foosha xun ee soo gaaray Gareth Bale
Waxaa Akhrisatay :915

Kulankii dhex maray kooxda reer England ee  Tottenham Hotspurg iyo kooxda wadanka Switzerland ee Basel ayaa kooxda Tottenham waxa ka dhaawacmay laacibkeeda koowaad ee Gareth Bale kaaso la filaya inuu ka maqnaado muddo kooxda.

Laacibkan reer Wales ayaa dhaawac soo gaaray markii uu isku istaagay dhanka kuraanta ilaa imikana la garan maayo dhaawaciisu intuu leegyahay iyo intuu maqnaanayoba.

Kooxda Arsenal oo jid mar ka dhigatay kooxda Swansea “SAWIRRO”
Waxaa Akhrisatay :1273
Kooxda kubadda cagta ee Arsenal oo gurigeeda ku booqatay kooxda Swansea City, ayaa waxay fiidnimada caawa ay ka gaartay guul muhiim u ahayd.

Kooxda Arsenal oo rajo wanaagsan ka qabta inay ciriirsato booska afaraad, si ay uga qeyb gasho tartamada Horyaalka Qaarada Yurub ee Champion League, ayaa waxay gaartay guushii ugu muhiimsaneyd xilligaan.

Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa waxay ku soo gaba gaboobay 0-0 oo ay isla dhaafi waayeen labada kooxood, inkastoo ay soo bandhigeen ciyaar wanaagsan, oo ku dhisneyd weerar iyo rogaal celin.

Arsenal ayaa waxay daqiiqadii 74-aad ay heshay goolkii 1-aad ee ciyaarta, waxaana gool ay ku qanacday u saxiixay xidigeeda Nacho Monreal, kaasoo sababay inay neef weyn ka soo fuqdo taageerayaasha kooxda.

Gool labaad oo soo daahay ayaa waxaa gaba gabadii ciyaarta u dhaliyay kooxda Arsenal weeraryahankeeda Gervinho, wuxuuna saxiixay in Arsenal ay si raaxo leh ugu jid marto Swansea.

Tababare Arsene Wenger ayaa wuxuu mahdinayaa guulasha xiriirka ah ay soo hoyneyso kooxda Arsenal, iyadoo taageerayaashiisa ugu niyad dhisay in Arsenal, ay soo noolaaneyso.

Everton oo 10 ciyaaryahan kaga badisay kooxda Manchester City “SAWIRRO”
Waxaa Akhrisatay :802
Kooxda kubadda cagta ee Everton ayaa waxay galabta cashir lama ilaawaan ah ay u dhigtay kooxda kubadda cagta ee Manchester City.

Man City ayaa waxay maanta u socdaashay Magaalada Liverpool, halkaasoo ay kula soo ciyaartay kooxda Everton, oo iyadu ka dhisan Magaalada Liverpool.

Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa waxay ku soo idlaatay 1-0 oo ay hogaanka ku heysay kooxda Everton, markii uu gool qurux badan uu shabaqa kooxda Man City uu ku hubsaday ciyaaryahanka L. Osman daqiiqadii 32-aad.

Qeybtii labaad ee ciyaarta oo ay kubadda iska maamulaneysay kooxda Man City, ayaa waxaa seddex daqiiqo oo dheeraad ah lagu daray ciyaarta, waxaana goolkii labaad ee guusha kooxda Everton markale u saxiixay xidigeeda L. Osman.

Daqiiqadii 61-aad ayaa waxaa kooxda Everton kaarka cas laga siiyay ciyaaryahankeeda Steven Pienaar, markii uu khalad bareer ah uu kula kacay Javi Garcia, isla-markaana Garoore Lee Probert ayaa muujiyay in go’aanka uu kaarka cas uu ku siiyay Pienaar uu yahay mid sax ah.

Inkastoo kooxda Manchester City ay ciyaartaan ku awood badneyd, ayaa waxaa hadana dusha loo saariyay guul daro xanuun badan, waxayna tani hoos u dhigeysaa rajadii ay ka laheyd inay hanato koobka horyaalka Ingiriiska.

Isku aadka horyaalka Europa League
Waxaa Akhrisatay :729

Tartanka labaad ee yurub ee Europa League la yiraahdo ayaa lasoo saaray siku aadkiisa taasoo lagu sameeyay magaalada Nyon ee dalka Swtizerland waxaana uu maraya heerkiisa Quater Final-ka waxaana tartankaan uu yahay mid u xiiso badan sida Champions League oo kale.

Safiirka Xiriirka UEFA u qaabilsan Final-ka tartankaan ahna xidigii hore xulka Holland iyo Kooxda Barcelona Patrick Kulivert ayaa xaadir ku ahaa waxaana wareega tartankaan usoo gudbay 8-kooxood oo kala ah:

Isku aadka ayaana u dhacay sidaan:

Chelsea F.C. (England)

Newcastle United (England)

Tottenham Hotspur (England)

SS Lazio (Italy)

Benfica (Portugal)

Rubin Kazan (Russia)

F.C. Basel (Switzerland)

Fenerbahce (Turkey)

Tartankaan waxaa xiiso u yeelata iney ku jiraan sadex kooxood oo Ingiriis ah, waxaana sidoo kale talyaaniga ka socda Lazio oo qura halka Wadamada, Russia, Turkey, Switzerland iyo Portugal ay iyagna ka socdaan mid 1-koox.

Chelsea F.C. vs Rubin Kazan

Tottenham Hotspur vs F.C. Basel

Fenerbahce vs SS Lazio

SL Benfica vs Newcastle United

Tartankaan lugtiisa hore waxaan la ciyaari doonaa lugtiisa koowaad 4-ta April, halka lugta labaad la ciyaari doono, 11-ka April.

Isku aadka Semi Final-ka lama shaacin waxaana UEFA ay shaacisay iney waxkabadashay Jadwalkii hore isla markaana la sameyn doono Isku Aadka Kale iyadoo Isku Aadka Semi Final-ka la sameyn doono 12-Aapril.

Isku aadka wareega 8-da ee Champion League oo la sameeyay, Juventus VS Bayern Munich
Waxaa Akhrisatay :880
Waxaa goor dhaw la sameeyay isku aadka wareega 8-da ee koobka tartamada kooxaha Qaarada Yurub, iyadoo ay isu dhaceen laba kooxood oo horeyba loo sii shaacinaayay inay isu dhici karayaan.

Kooxda kubadda cagta ee Juventus ayaa waxaa si rasmi ah ay isugu dhaceen kooxda hogaanka u heysa horyaalka Jarmalka ee Bayern Munich.

Kooxahaan oo muujinaayay baqdin midba midka kala ah, ayaa waxay nasiib u yeesheen inay sanadkaan isu arkaan wareega dhimashada ee 8-da.

Kooxda Juventus oo labadii sano ee la soo dhaafay ka soo kabsaneysay ganaaxii lagu riday sanadkii 2006-dii, ayaa waxay ku khasbanaan doontaa inay markale muujiso ciyaar wanaag, si ay uga tallaabsato kooxda Bayern Munich.

Bayern Munich oo qudheedu cabsi badan laga muujinaayay hanaan ciyaareedkeeda, ayaa waxay habeenkii Khamiista ay guul daro iyo ciyaar adagba ay kala kulantay kooxda taagta daran ee Arsenal.

Itaal darida ay habeenkii Khamiistii muujisay kooxda Bayern Munich, ayaa waxay kooxda Juventus ay ka caawin kareysaa inay ku reebto wareega 8-da.

Kooxaha ayaa waxay isugu dhaceen sidatan:-

Juventus Vs Bayern Munich

Barcelona Vs PSG

Real Madrid Vs Galatasaray

Malaga Vs Borussia Dortmund

Luis Figo oo loo magacaabi doono tababaraha Inter hadii ay ka harto Europa League
Waxaa Akhrisatay :601

Wargeska Gazzetta dello Sport ayaa ka dhawaajiyay arin sir ah wuxuuna wargeskan sheegay in xilka tababara Andrea Stramacccioni laga xayuub doono hadii caawa ay markale kooxda Tottenham ka badiso lugta labaad ee wareega 16-aad Europa League waxaana lagu cayaari doonaa garoonka San Serio sidoo kale wargeskan ugu afka dheer dalka Talyaaniga ayaa daaha ka rogay in Luis Figo uu la wareegi doono tababaranimada kooxda Inter Milan wixii ka dambeeyo kulanka caawa waa hadii Inter markale afka ciida loo daro

Madaama gudoomiye Massimo Moratti uu dulqaadka ka dhamaaday wuxuu qorsheenayaa in inta ka harsan xili cayaareedkan uu xilka Inter Milan ku aamino halyee Luis Figo oo haatan ka mid ah maamulka kooxdan faca weyn, tababare Stramaccioni isaga ma moogo in inta kadib loo dulqaadan doonin madaama uu todobaad walbo natiijo xumo la kulmaayo sidaa darteed waxaa dhagta loogu sheegay hadii caawa ay Tottenham reebto inuusan maalinta jimcada ah isku soo ceebeenin xarunta tababarka kooxda Inter Milan ee lagu magacaabo Abiano Gentila.

Gudoomiye Massimo Moratti ayaa ka balan qaaday taageerayaasha daacada u ah kooxda Inter Milan inuu xili cayaareedka dambe dib u dhis xoogan ku sameen doono wuxuuna tilaabada ugu horeeyso ka dhigi doonaa in bisha June uu xilka tababarinimo ee kooxdan si rasmi ah ugu magacaao macalin Walter Mazzarri oo haatan naadiga Napoli leyliyo kadib gudoomiye Moratti wuxuu agaasimaha cusub ee Inter Milan u magacaabi doonaa Leonardo oo lagu wado inuu Paris isaga soo tagi doono wuxuuna masuulkan u dhashay dalka Brazil badali doonaa Marco Branca oo haatan ah agaasimaha guud ee Inter, marka uu labadaas qorshe ku guuleesto gudoomiye Moratti wuxuu kooxdan usoo iibin doonaa qaar ka mida xidigaha ugu wanaagsan caalamka waxaana la filan doonaa in Inter ay xili cayaareedka dambe wacdaro ka dhigi doonto Serie A-da.

Rafa Benetiz oo loo sheegay inuu tagayo hadanu sidan samayn
Waxaa Akhrisatay :1556

Kooxda Chelsea ayaa lagu soo waramaya in ay dooneyso in ay shaqada ka eriso macalinkaa kusii meel gaarka ah ee Rafael Benitez hadii kooxda The Blues ay ka soo harto koobka Europa League habeen dambe .

Chelsea ayaa joogta wareega 16-ka ee koobkan waxaase lugtii hore 1-0 ku soo qaarijisay kooxda reer Romania ee Steaua Bucharest iyagoo lugta labaad habeen dambe ku balansan garoonka Stamford Bridge.

Jariirada Daily Mail ayaa sheegtay in ay macquul tahay in shaqadiisa uu waayo hadii uu Rafa Benitez habeen dambe usoo bixi waayo wareega 8-da ee koobka Europa League.

Horey milkiilaha kooxda Chelsea Roman Abrahimovic ayaa usheegay Benitez in uu ogaado in la eryi karo macalinka xitaa isagoo ku meel gaar ah.