Europa League »
Isku aadka horyaalka Europa League
Waxaa Akhrisatay :1475 Waxa si toos u dhamaaday isku aadka horyaalada Europe waxanay afka la isku daray kooxaha. Benfica x Fenerbahce Chelsea vs Basel
Read More »Hadana iyagoo rubin kazan ka badisay Chelsea, ayay u gudubtay wareega 4-ta kooxood,
Waxaa Akhrisatay :828 Waxay usoo baxeen kooxda Chelsea wareega kan xiga ee 4-ta kooxood inkastoo kooxda Rubin Kazan kaga badisay 3-2 ciyaartii ka dhacday guriga kooxda Kazan ee imanaysay ciyaarihii soo afjarayay wareega 8-da
Read More »Video: Daawo dhaawaca foosha xun ee soo gaaray Gareth Bale
Waxaa Akhrisatay :1390 Kulankii dhex maray kooxda reer England ee Tottenham Hotspurg iyo kooxda wadanka Switzerland ee Basel ayaa kooxda Tottenham waxa ka dhaawacmay laacibkeeda koowaad ee Gareth Bale kaaso la filaya inuu ka
Read More »Kooxda Arsenal oo jid mar ka dhigatay kooxda Swansea “SAWIRRO”
Waxaa Akhrisatay :1745Kooxda kubadda cagta ee Arsenal oo gurigeeda ku booqatay kooxda Swansea City, ayaa waxay fiidnimada caawa ay ka gaartay guul muhiim u ahayd. Kooxda Arsenal oo rajo wanaagsan ka qabta inay ciriirsato
Read More »Everton oo 10 ciyaaryahan kaga badisay kooxda Manchester City “SAWIRRO”
Waxaa Akhrisatay :1074Kooxda kubadda cagta ee Everton ayaa waxay galabta cashir lama ilaawaan ah ay u dhigtay kooxda kubadda cagta ee Manchester City. Man City ayaa waxay maanta u socdaashay Magaalada Liverpool, halkaasoo ay
Read More »Isku aadka horyaalka Europa League
Waxaa Akhrisatay :796 Tartanka labaad ee yurub ee Europa League la yiraahdo ayaa lasoo saaray siku aadkiisa taasoo lagu sameeyay magaalada Nyon ee dalka Swtizerland waxaana uu maraya heerkiisa Quater Final-ka waxaana tartankaan uu
Read More »Isku aadka wareega 8-da ee Champion League oo la sameeyay, Juventus VS Bayern Munich
Waxaa Akhrisatay :971Waxaa goor dhaw la sameeyay isku aadka wareega 8-da ee koobka tartamada kooxaha Qaarada Yurub, iyadoo ay isu dhaceen laba kooxood oo horeyba loo sii shaacinaayay inay isu dhici karayaan. Kooxda kubadda
Read More »Luis Figo oo loo magacaabi doono tababaraha Inter hadii ay ka harto Europa League
Waxaa Akhrisatay :650 Wargeska Gazzetta dello Sport ayaa ka dhawaajiyay arin sir ah wuxuuna wargeskan sheegay in xilka tababara Andrea Stramacccioni laga xayuub doono hadii caawa ay markale kooxda Tottenham ka badiso lugta labaad
Read More »Rafa Benetiz oo loo sheegay inuu tagayo hadanu sidan samayn
Waxaa Akhrisatay :1626 Kooxda Chelsea ayaa lagu soo waramaya in ay dooneyso in ay shaqada ka eriso macalinkaa kusii meel gaarka ah ee Rafael Benitez hadii kooxda The Blues ay ka soo harto koobka
Read More »Zanetti: wali man ilaabin Bale siduu noogalay hore, waanay adagtay in la celiyaa
Waxaa Akhrisatay :882 Javier Zanetti ayaa qiray in kooxdooda ay ku adkaan doonto sida ay u celin lahaayeen ciyaaryahanka Gareth Bale kulan ay habeynka khamiista ku balansan yihiin magaalada London kooxda Tottenham . Kooxda
Read More »

















