Champion League »

Video: Daawo fariinta ay u dirayaan ciyaartoyda Real Madrid taageerayaashooda ka hor kulanka CL.

Video: Daawo fariinta ay u dirayaan ciyaartoyda Real Madrid taageerayaashooda ka hor kulanka CL.

Khaliil April 28, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :1253 Waxa uu faafiyay shabakada kooxda Real Madrid Video ay ku dalbadanayaan ciyaartoyda Real Madrid inay soo buuxiyaan garoonka Santiago Bernabue, dhigaana wacdaro ka daran kuwa ay dhigeen taageerayasha Iduna Park, halkaso

Read More »
La Gazzetta: Germany 8 – 1 Spain

La Gazzetta: Germany 8 – 1 Spain

Khaliil April 25, 2013 4

Waxaa Akhrisatay :955 Jariirada kasoo baxda dalka Italy ee La Gazzeta dello Sport Saaka waxay Cover-kasoo dhigatay “Germany 8 – 1 Spain”. Halkasoo uu sheegay wargayskani ka dib 4-tii Bayern u xambaarisay Barcelona, Borusia-na dhankeeda

Read More »
Video: Cristiano Ronaldo oo balan qaaday, kalmadaydu waa Bernabue

Video: Cristiano Ronaldo oo balan qaaday, kalmadaydu waa Bernabue

Khaliil April 25, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :1291 Way ka cadayd cadhada uu ka qaaday Cristiano Ronaldo habeenkii madooba ee uu ku qaatay cadaabta Signal Iduna Park, halkaso kooxda Dortmund ku qarqisay doontii Real 4-1, ka dib labadan guulood

Read More »
Lewandowski oo Dortmund lug usii dhigay Wembley (daawo goolasha ciyaarta)

Lewandowski oo Dortmund lug usii dhigay Wembley (daawo goolasha ciyaarta)

Khaliil April 25, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :434 Maalin ka dib markii ay Bayern xabaal u qoday Barca, ayaa dhigeeda horyaalka Jarmalka ee Borusia Dormund mid la mida ku dhigtay kooxda kale ee ay Barce isku wadanka yihiin ee

Read More »
Shaxda iyo falanqaynta kulanka Borussia Dortmund vs Real Madrid

Shaxda iyo falanqaynta kulanka Borussia Dortmund vs Real Madrid

Khaliil April 24, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :566 Kooxda Real Madrid ayaa shandadeeda u qaadatay dhulalka wadanka Germany, kuwaaso la kulmaya kooxda ka dhisan wadanka Germany ee Borussia Dortmund maalinta arbacada, kulanka imanay lugta 1aad ee wareega 4-ta kooxood

Read More »
Messi: Bayern way naga fiicnayd, aniguna waxba man qaban karayn

Messi: Bayern way naga fiicnayd, aniguna waxba man qaban karayn

Khaliil April 24, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :918 Waxa uu amaanay xidiga ku guulaystay kubada dahabka ah 4jeer oo isku xiga ee Lionel Messi qaab ciyaareedkii kooxda Bayern Munich ciyaartii dhacday fiidnimada maalintii salaasada ee garoonka Allianz Arena. Messi

Read More »
Kooxda Bayern oo lug sii dhigtay Wembley ka dib markii ay xasuuq kula kacday Barcelona (daawo goolasha ciyaarta)

Kooxda Bayern oo lug sii dhigtay Wembley ka dib markii ay xasuuq kula kacday Barcelona (daawo goolasha ciyaarta)

Khaliil April 24, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :436 Kooxda kasoo jeeda wadanka Germany khaasatan magaalada Munich ee Bayern Munich ayaa aamusiisay cidii lahayd Barcelona lama reebi karto taaso gurigeeda Allianz Arena ku xaadhay reer Catalonia kagana badisay 4-0. Kulankan

Read More »
Si aan caado ahayn, Mourinho oo shaaca ka qaaday shaxda ay Real kula dheeli doonto Dortmund!

Si aan caado ahayn, Mourinho oo shaaca ka qaaday shaxda ay Real kula dheeli doonto Dortmund!

Khaliil April 23, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :848 Si aan lagu baran Special One, ayaa waxa uu shaaca ka qaaday tababare Mourinho shaxda bilaaban doonta kulanka ay kooxdiisu ku dheeli doonto garoonka Signal Idun Park maalinta arbacada, kulanka imanaya

Read More »
Ka hor dagaalka Iduna Park, Ronaldo oo ku hanjabay inuu ka tagayo Real Madrid!

Ka hor dagaalka Iduna Park, Ronaldo oo ku hanjabay inuu ka tagayo Real Madrid!

Khaliil April 23, 2013 1

Waxaa Akhrisatay :1181 Naxdin ayuu la kulmay tababaraha Real ee Jose Mourinho ka hor dagaalka ka dhici doona garoonka kooxda Borusia Dortmund ee Signal Idun Park, halkaso uu madaxwayanaha kooxdu sameeyay codayn cidii rabta

Read More »
Real waa kooxda ugu badan ee AWAY goolal ku dhalisay

Real waa kooxda ugu badan ee AWAY goolal ku dhalisay

Khaliil April 23, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :466 Waxay tahay kooxda boqorada ee Real Madrid kooxda ugu badan ee marka ay ka tagto garoonkeeda goolal badan ku dhalisa garoomada kale horyaalka Champions League xilli ciyaareedkan. Shabakada kooxdan Real Madrid

Read More »