Dhaliye.com » Champion League

Wax ka baro garsooraha hayn doona Final-ka Champions League
Waxaa Akhrisatay :357

Xidhiidhka kubada cagta ee UEFA ayaa shaaca ka qaaday in garsooraha reer Italy ee Nicola Rizzoli uu noqon doona ninka hayn doona kulanka maalinta sabtida ee Final-ka Champions League ee ay isugu yimaadeen labada kooxood ee reer Germany “Bayern Munich vs Borusia Dortmund”.

Kulankan uu Wembley hayn doona garsoorahani waxay noqon doonta kulankiisii 5aad xilli ciyaareedkan, isla markaana uu noqon doono kulankiisii 27aad ee uu hayay kulamada Champions League, kulankiisii ugu dambeeyay ee uu qabtaana waxa uu ahaa kulankii ay Malaga 2-0 kaga badisay kooxda Porto bishii March ee ina dhaaftay.

Hadaba 41jirkan ayaa ka mid noqday sanadkii 2007 garsoorayaasha qaban kara kulamada qaramada, kaaso ka mid ahaa garsoorayaashii qabtay kulamadii Euro 2012 xagaagii dhawayd, balse aanuu kulankan Final-ka uu qaban doona ahayn kiisii 1aad, kaaso hore usoo qabtay Finalkii Europa League ee ay isugu yimaadeen labada kooxood Atletico Madrid vs Fulham.

1 Million oo taageera Dortmund oo raba inay Final-ka Wembley xaadiraan!
Waxaa Akhrisatay :585

Waxay cadaysay maamulka kooxda Dortmund in inkabadan half million oo jooga dalka Germany iyo intaa inkabadan oo ka socota meel wadanka ka baxsan ay isku haystaan tikidhada Final-ka Champions League ee ka dhacaya caasimada London khaasatan garoonka Wembley.

Siduu sheegay shabakada rasmiga ah ee kooxduna soo kordhayaan tirada dadka raba inay soo xaadiraan garoonka Wembley, halkasoy uu tilmaamay inay samayn doonaan isku aad, ka dib markii ay ka tiro bateen dadkii rabay nasiibna ay u helaan.

Waxay shabakadu soo saartay bayaan ay ugu mahadnaqayaan taageerayashooda iyagoo leh “arinkan dhacayaa aadbuu noo farxad galiyay, waana arin cajiiba taageerayashan jecel kooxdooda, aadbanu ugu mahadnaqaynaana dhamaan qofkasta oo ka qayb qaatay iyo cid kastoo taageerta kooxda”

Arsenal oo Kaalinta ka qeybgalka Champions League Sii xajisanayso kadib goolkii ugu dhaqsiyaha badan xilli ciyaareedkaan uu u dhaliyay Theo Walcott.
Waxaa Akhrisatay :1009
Ciyaaryahanka garabka kooxda Arsenal Theo Walcott ayaa dhaliyay goolkii ugu dhaqsiyaha badnaa horyaalka Ingiriiska xilli ciyaareedkaan kadib markii uu ka dhaliyay QPR goolka kaliya ay kooxdiisa Arsenal kaga badisay.

Arsenal ayaa ku jirto kaalinta 3-aad ee kala horeenta horyaalka Ingiriiska iyadoo guul ka gaartay ciyartii ay la ciyaartay kooxda u laabatay heerka 2-aad horyaalka Ingiriiska ee QPR.

Theo Walcott ayaa dhaliyay goolka ugu dhaqsiyaha badan xilligaan iyadoo ciyaarta socoto 20 ilbiriqsiyo kadib baas wanaagsan uu ka hellay Mikel Arteta.

Kooxda Arsenal ayaa waxaa ay ku dhaawatay dhowr jeer inay goolal kale ku darto laakin ugu dambeyn ciyaarta ayaa kusoo dhamaatay 1-0 ay guusha ku raacday Arsenal.

Goolka uu dhaliyay Theo Walcott ayaa jabiyay rikoorka goolka ugu dhaqsiyaha badan xilli ciyaareedkaan oo bishii November ee sanadkii hore uu dhaliyay Robin Van Persie kaas oo ku dhaliyay 32 ilbiriqsiyo ah.

Goolka ugu dhaqsiyaha badan horyaalka Ingiriiska markii loo bixiyay magaca Premier League sanadkii 1992 ayaa waxaa haysta rikoorkaas ciyaaryahan Ledley King oo dhaliyay goolka iyadoo ciyaarta ay socoto 10 ilbiriqsiyo ah kulan Ay Tottenham 3-3 la gashay kooxda Bradford City 9-kii bishii December 2000.

Arsenal ayaa doonayso inay u soo baxdo koobka horyaalada yurub waxaana ay rabtaa inay ku dhamaysato 4 koox ugu sareeso horyaalka ingiriiska waxana ay Arsenal ka qeyb galaysaa oo aysan ka harin koobka horyaalada yurub 15-kii sanno ee ugu dambeeyay.

El Mundo oo shaaca ka qaaday sababta uu Messi u ciyaari waayay kulankii Bayern
Waxaa Akhrisatay :3445

Waxay shaaca ka qaaday jariirada El Mundo Deportivo sababta uu uga maqnaa xidiga reer Argentine ee Lionel Messi kulankii ay kooxdiisu la dheelaysay Bayern Munich.

Halkasoy cadaysay jariiradani in Tito Vilanova uu diiday inuu ku dheel dheelo caafimadka ciyaartoygan halkaso aanu laacibkani kasoo bogan dhaawcii soo gaadhay , uu Lionel dareemayna xanuun ka hor kulankii Atletico Bilbao, aanu Tito ka doorbiday inuu nasiyo ciyaartoygan.

Waxay Xusid mudan in kooxda Barcelona ay raacday dariiqii kooxdii hore ee ay isku wadanka ahaayeen halkaso ay Bayern 7 dhirbaaxo oo kulul kaga reebtay horyaalka Champions League marka la isku geeyo labadii kulan.

Shaxda iyo Falanqaynta kulanka Barcelona vs Bayern Munich
Waxaa Akhrisatay :875

Warbixinta ciyaarta

Taariikhda: 01 May 2013

Kooxaha: Barcelona vs Bayern Munich

Saacadda: 9:45 Habeenimo

Garoonka: CampNou — Barcelona

Garsooraha: D. Skomina‎

Hordhaca Ciyaarta

Kooxda Blaugrana ayaa waxa ay dooneysaa inay dhigto taariikh aan horay loo arag.

Tito Vilanova kooxdiisa ayaa waxa ay ula jeedadooda tahay in ay sameeyso dib u soo noqosho la la yaabo marka caawa ay kooxda ku guuleysatay horyaalka Bundesliga ku marti galinayso garoonka  CampNou.

Barcelona daafaceeda Adriano ayaa kulankaan shaqeyn doona kaddib markii uu ganaax ku maqnaa lugtii koowaad oo ay kooxda Bayern Munich adkaanaysay.

Javier Mascherano oo ka dhaawacnaa jilibka ayaa tababarka kooxda dib ugu soo laatay balse kulankan malagu soo bilaabi doono, sidoo kale  Carles Puyol ayaa wali dhaawac ku maqan, halka  Jordi Alba uu kulankaan ganaax jaalayaal ah ku maqan yahay.

Bayern Munich macallinkooda Jupp Heynckes ayaa caddeeyay in uusan u nasiin doonin xiddigihiisa caalamada jaalaha qaba kulankaan  oo haday calaamado kale qaataan ka maqnaan kara kama dambeysta kulankaan .

Ciyaaryahannada kala Javi Martinez, Mario Gomez, Bastian Schweinsteiger, Luiz Gustavo, Dante iyo Philipp Lahm ayaa dhammaantood calaamad jaale ah qaba haday kulankaan qaataan waxa ay noqonayaan kuwa seegi doono kama dambeysta garoonka Wembley.

Ciyaaryahanka qadka dhexe Toni Kroos ayaa wali ku maqan dhaawac, balse waxaa kulankaan kooxda Bayern u soo laabanaya weeraryaankeeda  Mario Mandzukic kaasoo lugtii koowaad ku maqnaa ganaax.

Qaab ciyaareedka la filayo inay ku timaado:-

Laba kamid ah ciyaartoyda Bayern Munich oo ka digay in la dhayalsado kooxda Barcelona
Waxaa Akhrisatay :797
Inkastoo ciyaartoyda kooxda Bayern Munich ay guul weyn ka gaareyn kooxda Barcelona ee dalka Spain, ayaa waxay hadana ka digeen in kulanka Camp Nou ee habeen dambe. ay is-dhigtaan.

Xidiga reer Holland ee Arjen Robben ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in kulanka Camp Nou, ay suura gal tahay in kooxda Barcelona ay la soo baxdo, ciyaar ay ku garaaci kareyso Bayern Munich.

Robben ayaa wuxuu Warbaahinta u sheegay in kulanka ay kooxda Barcelona Garoonkeeda ku booqanayaan, loo baahan yahay in lagala hortagay buu yiri ciyaar adag.

Sidoo kale laacibka Bayern Munich ee khadka dhexe uga ciyaari Thomas Muller, ayaa wuxuu xusay in Barcelona ay tahay koox weyn oo Fantastic ah, habeen dambena ay macquul tahay inay isa soo xoojiso.

Muller ayaa wuxuu ku baaqay in reer Bayern Munich ay diirada saaraan, sidii ay u soo bandhigi lahaayeen ciyaar ka adag kana xiiso badan, kii toddobaadkii hore ka dhacday Garoonka Bayern  ee Allianz Arena.

Real Madrid oo 2-0 ku qaarajisay Borussia Dortmund, kana hartay Tartanka Champion League-ka
Waxaa Akhrisatay :591
Kooxda kubadda cagta ee Real Madrid ayaa waxay caawa gurigeeda ay ku qaabishay kooxda reer Jarmal ee Borussia Dortmund, ciyaar ka tirsaneed lugta 2-aad ee Semi Fiinaalaha Champion League-ka.

Lugtii 1-aad ayaa waxaa Real Madrid lagu soo garaacay 4-1, waxaana caawa laga rabay ugu yaraan inay Borussia Dortmund kaga badiso 3-0, si ay rajadeeda u soo nooleysay ee Fiinalaha, laakiin Dortmund ma’aysan ahayn mid u khalantay in 3-0 looga adkaan karo.

Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa waxay ku soo idlaatay 0-0, waxayna Shashaadu qabaneysay tababare Jose Mourinho, oo canaan u jeedinaaya ciyaartoydiisa.

Labada kooxood ayaa waxay caawa soo bandhigeen ciyaar xiiso iyo xamaasad miiran leh, iyadoo kaarka jaalaha la siiyay afar ka mid ah ciyaartoyda Real, waxayna kala ahaayeen kuwa jaalaha la siiyay Coentrao, G. Higuain, S. Ramos iyo S. Khedira, halka seddex ka mid ah Borussia iyana la siiyay.

Daqiiqadii 83-aad ayay Real Madrid heshay goolkeedii 1-aad, waxaana u dhaliyay xidiga reer France ee K. Benzema, daqiiqadoo 88-aad ayay Real markale heshay goolkeedii 2-aad, waxaana u dhaliyay Ramos.

Si kastaba ha-ahaatee Borussia Dortmund ayaa waxay caawa iska xaadarisay Fiinalaha koobka dhagaha waaweyn ee Champion League, oo lagu wado in Bartamaha bisha May lagu qabto Garoonka Wembley ee England.

Xog: Real 24 kulan ayay 18 ka mida guul kasoo xaraysay markay Bernabéu kula dheelayso kooxaha Jarmalka
Waxaa Akhrisatay :779

Garoonka kooxda Real Madrid ee Santiago Bernabéu waa mid ay ku gacan sarayso kooxda Real badana markay kula ciyaarayso kooxaha reer Germany.

Shabakada rasmiga ah ee kooxdu waxay sheegaysa in Real Madrid ay ku dheeshay 24 kulan markay la ciyaarayso kooxaha reer Germany, halkaso ay 18 kulan guul ka gaadhay 24kaasi.

Se kooxda Bayern Munich waa kooxda kaliya ee Real Madrid guul kaga gaadhay gurigeeda antiago Bernabeu xilli ciyaareedkii 2000-2001.

Macluumaadkan oo uu soo saaray shabakada kooxda Real Madrid ayaa muhiimadiisu tahay inay taageerayasha niyada u dhisaan ka hor kulanka dhimashada leh ee Real Madrid vs Dortmund.

Pepe uu ka dalbaday Lewandowski inuu iska daayo dhalinta!
Waxaa Akhrisatay :1498

Waxa uu sheegay xidiga Dortmund ee Robert Lewandowski hadal dhex maray isaga iyo difaaca Real ee Pepe, kulankii dhacay lugtii hore ee Semi Final-ka Champions League, ee ay Dortmund ku badisay 4 gool oo uu dhaliyay Robert Lewandowski.

Mar uu la hadlay saxaafada Lewa waxa uu sheegay mar la soo laadayay koorne kulanka dhexdiisa ayaa inta uu Pepe iisoo dhawaaday yiri ” 4 gool ayaad dhalisay, intaasi miyanay kugu filnayn” kulankasina ku dhamaaday intaasi.

Lewandowski ayaa qiray ahmiyada ay leedahay kulankani kaaso sheegay in Real Madrid u diyaar garawday si fiican, tahayna koox ay joogaan ciyaartoy aan caadi ahayn se uu aaminsanyahay awooda kooxdiisa inay dhaafi karto caqabada Bernabue.

Waa maxay sirta ay Real Madrid ku rabto inay ku dhaafto caqabada Dortmund?
Waxaa Akhrisatay :1685

Waxa uu shaaca ka qaaday barnaamijka caanka ee kasoo baxa dalka Spain kaaso lagu magacaabo Punto Pelota in kooxda Real Madrid iyo taageerayashoodu ay rabaan inay ka bajiyaan dhiggooda jarmalka ah kaaso ay samaynayaan diyaargarowyo aan hore loo arki jirin si ay uga bajiyaan markay sidaas garoonka usoo galan.

Arinka  koowaad waxa weeye in garoonka la furo 2 saac ka hor ciyaarta bilawgeeda bilaabana waxyaabo ka bajiya taageerayasha iyo ciyaartoyda Dortmund.

Ta labaadna in kooxda ay ku ciyaarayso garamaanta cadcad kana dalbanayso inay taageerayasha oo dhan inay soo gashadaan garamaan isku mida oo cadaana si ay Bernabue uga dhigan mid cadaana.

Arinka ugu wayn ee ay qabanayaan waxa weeyaan in Music la shido, halkaso la dhagaysan doono hees la shiday sanadkii 2006 markii ay Zaragoza kaga badisay 6-1 lugtii hore ee koobka Spain halkaso Bernabue laga shiday heestan kuna badiyeen 4-0 se ay ka hadheen koobkaasi.

Arinka ugu muhiimsanaana ahaa inay ciyaartoydu Video u diraan taageerayasha ay ku dalbanayaan inay taageerahooda ka hor ciyaarta iyo dhexdeedaba.