Champion League »
Wax ka baro garsooraha hayn doona Final-ka Champions League
Waxaa Akhrisatay :332 Xidhiidhka kubada cagta ee UEFA ayaa shaaca ka qaaday in garsooraha reer Italy ee Nicola Rizzoli uu noqon doona ninka hayn doona kulanka maalinta sabtida ee Final-ka Champions League ee ay
Read More »1 Million oo taageera Dortmund oo raba inay Final-ka Wembley xaadiraan!
Waxaa Akhrisatay :569 Waxay cadaysay maamulka kooxda Dortmund in inkabadan half million oo jooga dalka Germany iyo intaa inkabadan oo ka socota meel wadanka ka baxsan ay isku haystaan tikidhada Final-ka Champions League ee
Read More »Arsenal oo Kaalinta ka qeybgalka Champions League Sii xajisanayso kadib goolkii ugu dhaqsiyaha badan xilli ciyaareedkaan uu u dhaliyay Theo Walcott.
Waxaa Akhrisatay :998Ciyaaryahanka garabka kooxda Arsenal Theo Walcott ayaa dhaliyay goolkii ugu dhaqsiyaha badnaa horyaalka Ingiriiska xilli ciyaareedkaan kadib markii uu ka dhaliyay QPR goolka kaliya ay kooxdiisa Arsenal kaga badisay. Arsenal ayaa
Read More »El Mundo oo shaaca ka qaaday sababta uu Messi u ciyaari waayay kulankii Bayern
Waxaa Akhrisatay :3429 Waxay shaaca ka qaaday jariirada El Mundo Deportivo sababta uu uga maqnaa xidiga reer Argentine ee Lionel Messi kulankii ay kooxdiisu la dheelaysay Bayern Munich. Halkasoy cadaysay jariiradani in Tito Vilanova
Read More »Shaxda iyo Falanqaynta kulanka Barcelona vs Bayern Munich
Waxaa Akhrisatay :866 Warbixinta ciyaarta Taariikhda: 01 May 2013 Kooxaha: Barcelona vs Bayern Munich Saacadda: 9:45 Habeenimo Garoonka: CampNou — Barcelona Garsooraha: D. Skomina Hordhaca Ciyaarta Kooxda Blaugrana ayaa waxa ay dooneysaa inay dhigto
Read More »Laba kamid ah ciyaartoyda Bayern Munich oo ka digay in la dhayalsado kooxda Barcelona
Waxaa Akhrisatay :789Inkastoo ciyaartoyda kooxda Bayern Munich ay guul weyn ka gaareyn kooxda Barcelona ee dalka Spain, ayaa waxay hadana ka digeen in kulanka Camp Nou ee habeen dambe. ay is-dhigtaan. Xidiga reer Holland
Read More »Real Madrid oo 2-0 ku qaarajisay Borussia Dortmund, kana hartay Tartanka Champion League-ka
Waxaa Akhrisatay :589Kooxda kubadda cagta ee Real Madrid ayaa waxay caawa gurigeeda ay ku qaabishay kooxda reer Jarmal ee Borussia Dortmund, ciyaar ka tirsaneed lugta 2-aad ee Semi Fiinaalaha Champion League-ka. Lugtii 1-aad ayaa
Read More »Xog: Real 24 kulan ayay 18 ka mida guul kasoo xaraysay markay Bernabéu kula dheelayso kooxaha Jarmalka
Waxaa Akhrisatay :770 Garoonka kooxda Real Madrid ee Santiago Bernabéu waa mid ay ku gacan sarayso kooxda Real badana markay kula ciyaarayso kooxaha reer Germany. Shabakada rasmiga ah ee kooxdu waxay sheegaysa in Real Madrid
Read More »Pepe uu ka dalbaday Lewandowski inuu iska daayo dhalinta!
Waxaa Akhrisatay :1491 Waxa uu sheegay xidiga Dortmund ee Robert Lewandowski hadal dhex maray isaga iyo difaaca Real ee Pepe, kulankii dhacay lugtii hore ee Semi Final-ka Champions League, ee ay Dortmund ku badisay
Read More »Waa maxay sirta ay Real Madrid ku rabto inay ku dhaafto caqabada Dortmund?
Waxaa Akhrisatay :1682 Waxa uu shaaca ka qaaday barnaamijka caanka ee kasoo baxa dalka Spain kaaso lagu magacaabo Punto Pelota in kooxda Real Madrid iyo taageerayashoodu ay rabaan inay ka bajiyaan dhiggooda jarmalka ah
Read More »








