Dhaliye.com » Africa

Ciyaaryahanka Boubacar Barry oo geeri ku sigtay (Daawo)
Waxaa Akhrisatay :1544
Goolhayaha kooxda kubadda cagta ee Lokeren ee dalka Bilgium Boubacar Barry, ayaa wuxuu ku sigtay geeri, xilli uu doonaayay inuu qabto kubad, lagu soo laaday.

goolhayahaan oo u dhashay dalka Ivory Coast ayaa wuxuu birta ku dhufsaday madaxa, waxayna tani xaalad halis badan ay gelisay xaaladiisa nololeed.

Kooxda goolhayahaan ee Lokeren, ayaa waxay la ciyaareysay kooxda Brugge,  xilligii ay ku dhaceysay dhacdadaan, oo noqotay mid ay bulshadu hadal heyso.

Barta bulshada ay muuqaalada kala duwan soo geliso ee Youtube-ka, ayaa waxaa la soo geliyay dhacdada ku dhacday goolhayaha u dhashay Wadanka Ivory Coast.

Nigeria Oo Soo Afjartay Abaartii Koob La`aanta , 19-Sano Ka Dib Koobka Qaramads Africa Ayay Qaadeen
Waxaa Akhrisatay :823

Qaranka Nigeria ayaa markii sedexaad taariikhdiisa ku guuleystay koobka qaramada africa ee ka socday dalka South africa iyaga oo si sahal ah uga qaaday qaranka Burkina Faso oo markii ugu horeeysay taariikhda yimid finalka , waxa ayna ku dhamatay hal gool oo nadiif ah .

Muddo 19-sano ah ayuu Nigeria ka maqnaa koobkaan , iyadoo goolka kaliya ay ku badiyeen uu yimid qebtii hore ee ciyaarta .

Waxa ayna Nigeria in ay ka go`an tahay in ay qaadaan koobkaan soo muuqatay daqiiqadihii bilaawga ciyaarat xiligaas oo ay heleen fursado ay goolal ku dhalin karayeen.

Maadaama Nigeria finalka yimaadaan iyaga ayaa si weyn loogu saadaalinayay , waxa uuna kulankii hore ee labada qaran wareegii koowaad uu ku dhaamaaday min hal gool.

Samuel Eto’o ” Waxaan La Kulmay Caga Jugleyn Dil Oo Iiga Timid Ururka K/ Cagta Cameroon”.
Waxaa Akhrisatay :1653

Weeraryahankii hore ee Barcelona iyo Real Madrid Samuel Eto’o ayaa ka bad baaday Fal dil ah oo lagu qaarijin lahaa isaga.

Sida laga Xigtay Ciyaaryahanka ayaa dilkaan loo gaysan lahaa waxaana uu dusha ka saaray Xiriirka kubada cagta ee dalkiisa oo Mudooyinkii ugu dambeeyay ay isku kacsanaayeen Laacibka.

Kabtan Cameroon oo horay loogu doortay Laacibka Africa Afar jeer ayaa sheegay inuu hada leeyahay Ilaalo hubaysan kuwaas oo habeenkii gurigiisa hareerihiisa jooga Si amaankiisa ay u sugaan.

Waxaa kale uu sheegay Samuel Eto’o inuu Xitaa uu iska dhaafay la Cunteynta Xidigaha dalkiisa Madaama uu ka baqayo in Cunada Sun loogu daro.

Eto’o ayaa Xiriirka dalkiisa waxaa uu ku eedeeyay iney yihiin Kuwa Maamul Xumi la saaxib ah,marar badana isaga ay ganaxeen waxaana la ogaa Todobaadkii hore 10 Ciyaar oo uu ku jiro Samuel Eto’o iney diideen ka qeyb galka Ciyaar Saaxibtinimo oo dalkooda uu la ciyaarayay Xulka Tanzania.

Xigasho:

Tababaraha Burkino Faso ” Koobka Waan Ka Qaadeynaa Nigeria”.
Waxaa Akhrisatay :610
Macalinka qaranka Burkina Faso Paul Put ayaa balan ku qaaday in Burkina Faso ay Nigeria kala hor tageyso hab ciyaareedkii ay finaalka ugu soo baxeen markii ugu horeeysay taariikhda koobka qaramada africa .

Waxa uuna xusay in uu filanayo kulan adag maadaama Nigeria ay aad u xoog badan tahay .

” Waan dareemayaa weeraryahano culus ayay leeyihiin oo horay daafacyadeena u jiiray balse waxaan ka shaqeyneynaa in taasi dhicin kulanka Finalka , haatanna daafaceena waa ka adag yahay kulankii hore waana is daajin doonaa weeraryahanadooda” ayuu raaciyay macalinka qaranka Burkina Faso.

” Shaki kuma jiro in koobka iyaga loo saadaalinayo balse waxaan xoogga isugu geyneynaa in aan ka xayuubsano koobka” ayuu ku sii daray .

Dhanka kale tababaraha Nigeria ayaa sheegay in labada qaran ay is garanayaan meeshana oolin wax badan oo laga faaloodo inkastoo kulankii hore uu bar bar dhac ku dhamaaday.

Waxa uu intaa ku daray in kulankii hore bar bar dhac ay keenen qaladaad ka dhacay Nigeria balse haatan uu sanka u saaran yahay koobkaasi .

Garsoorihii Hayay Kulankii Burkino Faso Iyo Ghana Oo Shaqada Laga Joojiyay
Waxaa Akhrisatay :1137

Xariirka kubada cagta qaarada Africa ee CAF ayaa shaaca ka qaaday in shaqadii laga joojiyay garsooraha reer Tunisa Slim Jdidi ee hayay kulankii Burkino Faso iyo Ghana sababo la xariira in shaqadiisa garsoornimo ay si  weyn u  liidatay .

Garsoorahaan reer Tunisa Slim Jdidi ayaa si weyn loogu eedeeyay in uu sameeyay qaladaad waa weyn kulankaas Semi-finalka ahaa taasina ay keentay in go`aankaan adag laga qaato.

Waxaa la tilmaamayaa in qaladaadkiisa ugu weynaa in uu galay daqiqadii 117-aad ee waqtiga dheeriga ka dib markii Burkino Faso ka diiday rigoore sax ah oo lagu galay Jonathan Pitropia balse xiligaas waxa uu ku eedeeyay in uu is tuuray .

Waxa ayna ugu dambeyntii Burkino Faso ku soo baxday darbooyinka rigoorada , waxa ayna Finalka is wajahayaan qaranka kale ee xoogga badan Nigaria.

Xulalka Burkina Faso iyo Nigeria oo isugu soo haray Finalka Koobka Afrika.
Waxaa Akhrisatay :571
Ciyaartooyda Wadanka Burkina Faso ayaa ka saaray koobka Qaramada Afrika mid kamid ah dalalka ugu awoodda badan qaaradda Afrika ee Ghana kadib markii ciyaartii seme finalaha ama rubuc dhamaadka ay rigoorayaal 3-2 kaga badiyeen iyadoo 120-kii daqiiqo oo ay ciyaareen isla dhaafi waayay 1-1.

Xulka wadanka Nigeria ayaa waxaa isna uu 4-1 ugu soo adkaatay ciyaar ka tirsanayn Seme finalaha ama rubuc dhamaadka koobka xulalka qaaradda Afrika xulka Mali.

Dalalka Nigeria iyo Burkina Faso ayaa Axadda soo aadan ay ku kulmi doonaan Finalka koobka qaramada Qaaradda Afrika oo ay marti galinayso dalka Koofur Afrika waxana finalka lagu qabanayaa magaalada Johannesburg.

Xulka Burkina Faso ayaa waxaa shantii rigoore ay tuurteen waxaa ka qasaariyay Bakary Kone iyo Henri Traore waxana ay dhaliyeen saddexda rigoore kale halka xulka Ghana ay qasaarisay 3 kamid ah shanta rigoore waxaana looga badiyay 3-2.

Ghana ayaa hogaanka u qabatay ciyaarta waxana ay gool dhalisay daqiiqaddii 13-aad halka Mubarak Wakaso uu daqiqaddii 60-aad u bar bareeyay dalka Burkina Faso.

Ciyaartaan ayaa ka dhacday garoonka Mbombela Stadium ee magalada Nelspruit waxana 120-kii daqiiqo ay wada ciyaareen ay isla dhaafi waayeen 1-1 waxaana garoonka ciyaarta lagu ciyaarayay cowskii qariyay oo ka baxayay garoonka geedka loo yaqaanno Fungus ama mushroom kaas oo ah geed yar oo aan lahayn caleen oo xitaa laga hello baadiya dalkeeda Somalia.

Tababaraha xulka Nigeria waa Stephen Keshi waxaana uu ahaa kabtankii xulka Nigeria u qaaday koobkii ugu dambeeyay ee Nigeria ay qaaday 19 sanno kahor waxaana ay ahayd sanadkii 1994 waxana Nigeria ay soo gaartay Finalaha tartankaan 13 sanno kadib waxaana ugu dambeysay sanadkii 2000.

Haddii uu koobkan qaado Tababaraha xulka Nigeria Stephen Keshi ayaa noqonaya qofkii 2-aad ee isagoo ciyaaryahan iyo tababare ah ee qaada koobkan waxaana rikoorkaas hadda haysta Maxamed EL Gohary oo u dhashtay dalka masar oo sameeyay sanadihii 1959 qaaday isagoo ciyaaryahan ah halka 1998 uu isagoo tababare ah ku guulaystay koobkan.

Xulka Nigeria Oo 13-Sano Ka Dib Iska Xaadiriyay Finalka Koobka Qaramada Africa
Waxaa Akhrisatay :456

Sida laga baqayay qaranka Nigeria ayaa si xarago leh uga soo talaabsatay qaranka Mali ciyaar qeyb ka aheyd semi-finalka koobka qaramada africa ee ka socda dalka Sourh africa waxaana dusha loo suray 4 gool iyo hal .

Goolasha Nigeria ay ku badisay ayaa 3 ka mid ah waxaa ay dhaliyeen qeybtii hore ee ciyaarta waxaana goolkii kowaad daqiiqadii 25-aad ku furay Elderson iyadoo uu ku nasiyay Emmanuel Emenike halka kii labaad uu dhaliyay Brown Ideye , waxa ayna Nigeria u aheyd ciyaartaan mid iska sahal ah.

Nigeria ayay u tahay markii 7-aad ee ay yimaadaan finalka koobka qarmaad africa , wax ayna finalka wajaheysa cidda caawa soo badisa kulanka kale ee Ghana iyo Burkino Faso , waxaana xusida mudan in Nigeria ay koobkaan qaadeen muddo laba jeer ah sanadihii 1984-tii iyo 1994-tii

Semi-Finaalka Koobka Qaramada Africa Yaa Soo Bixi Doonaa? Saadaalin Bixi.
Waxaa Akhrisatay :577

Maqribka maanta iyo caawa ayaa waxaa la wada ciyaaraya kulamada semi-finalka oo koobka qaramada africa oo sanadkaan ay si fudd ku hareen qaramo si weyn loogu saadaalinayay sida qaranka Ivroy Coast oo uu reebay qaranka Nageria.

Afar dal ayaa isugu soo baxay Ciyaarahan waxaana ay kala yihiin,Mali,Negeria,Ghan iyo Burkino faso,Ciyaarta ugu soo horayso ayaa waxaa ciyaaraya Caawa Xulalka Mali iyo Negeria.

Xulka Negeria ayaa Ciyaaray Semi Finalkii ugu badanaa ee Koobka Africa waana 13 jeer,Sanadkii 1972 dii ayey Mali ciyaartay Finalka koobkan laakiin 3-2 ayaa waxaa ugu qaaday Congo.

Dadka haataan falaanqeynaya kulamadaan la ciyaarayo ayaa saadalinayay in ay soo bixi doonaan qaramada kala ah Nageria iyo Ghana maadaama ciyaartoy ka ciyaar qaaradaha yurub ay ku badan yihin kuwaasi oo leh xirfad aad u sareeysa.

Burkino Faso Oo Wajaheysa Ghana Mali Iyo Nageria
Waxaa Akhrisatay :553

Burkina Faso ayaa u gudubtay semi-fionalka ciyaaraha qaramada africa ee ka socda dalka South Africa markii ugu horeeyayay tan iyo sanadkii 1998-dii iyadoo hal gool iyo eber kaga badiyay dhigooda Togo.

Goosha guusha ayaa timid qeybtii hore ee waqtiga dheeriga ah ee 30-daqiiqo ahaa waxaan gooshooda lagu nasiyay kubad madaxa ah .

Hadaba Burkino Faso ayaa iyana haatan waxaa sugaya kulanka adag waxa ay wajahayaan Ghana halka Mali iyo Nageria-na isku dhacayaan maalinta arbacada ah .

Labada koox ayaa helay fusrado ay goolal isaga dhalin kareen 90-kii daqiiqo ee waqtiga caadiga ahaa balse kama aysan faa`ideysan

Ivory Coast Oo Si Sahal Ah Looga Reebay Koobka Qaramada Africa
Waxaa Akhrisatay :652

Xulka Ivroy Coast ayaa si sahal  ah caawa uga hartay horyaalka qaramada africa ee ka socda dalka South africa waxaan mindi aan af laheyn ku gowracay qaranka Nageria .

Nigeria ayaa 2-1 waxaa ay ku goosatay Xulka Maroodiyaasha Africa waxaana ay ugubtay Semi Finalka oo ay madaxa gelin doonta Mali oo South Africa xalay reebay.

Ivroy Coast ayaa u  muuqatay in ay tumi doonaan Nageria balse iyaga ayaaba gool looga naxsaday qeybtii hore waxaa dhaliyay Emenkie balse Cheik Tiote ayaa bareejeeyay qeybtoo dambe .

Waxaase rajadii Yahye  iyo Drogba hawada isku laashay markii goolkii labaad laga dhaliyay waxaana sanadkaan loo saadaliyay in ay qaadi doonaan koobka maadaama sanadkii hore finalka  looga qaaday .