Africa »
Ciyaaryahanka Boubacar Barry oo geeri ku sigtay (Daawo)
Waxaa Akhrisatay :1642Goolhayaha kooxda kubadda cagta ee Lokeren ee dalka Bilgium Boubacar Barry, ayaa wuxuu ku sigtay geeri, xilli uu doonaayay inuu qabto kubad, lagu soo laaday. goolhayahaan oo u dhashay dalka Ivory Coast
Read More »Nigeria Oo Soo Afjartay Abaartii Koob La`aanta , 19-Sano Ka Dib Koobka Qaramads Africa Ayay Qaadeen
Waxaa Akhrisatay :832 Qaranka Nigeria ayaa markii sedexaad taariikhdiisa ku guuleystay koobka qaramada africa ee ka socday dalka South africa iyaga oo si sahal ah uga qaaday qaranka Burkina Faso oo markii ugu horeeysay
Read More »Samuel Eto’o ” Waxaan La Kulmay Caga Jugleyn Dil Oo Iiga Timid Ururka K/ Cagta Cameroon”.
Waxaa Akhrisatay :1677 Weeraryahankii hore ee Barcelona iyo Real Madrid Samuel Eto’o ayaa ka bad baaday Fal dil ah oo lagu qaarijin lahaa isaga. Sida laga Xigtay Ciyaaryahanka ayaa dilkaan loo gaysan lahaa waxaana
Read More »Tababaraha Burkino Faso ” Koobka Waan Ka Qaadeynaa Nigeria”.
Waxaa Akhrisatay :616Macalinka qaranka Burkina Faso Paul Put ayaa balan ku qaaday in Burkina Faso ay Nigeria kala hor tageyso hab ciyaareedkii ay finaalka ugu soo baxeen markii ugu horeeysay taariikhda koobka qaramada africa
Read More »Garsoorihii Hayay Kulankii Burkino Faso Iyo Ghana Oo Shaqada Laga Joojiyay
Waxaa Akhrisatay :1148 Xariirka kubada cagta qaarada Africa ee CAF ayaa shaaca ka qaaday in shaqadii laga joojiyay garsooraha reer Tunisa Slim Jdidi ee hayay kulankii Burkino Faso iyo Ghana sababo la xariira in
Read More »Xulalka Burkina Faso iyo Nigeria oo isugu soo haray Finalka Koobka Afrika.
Waxaa Akhrisatay :576Ciyaartooyda Wadanka Burkina Faso ayaa ka saaray koobka Qaramada Afrika mid kamid ah dalalka ugu awoodda badan qaaradda Afrika ee Ghana kadib markii ciyaartii seme finalaha ama rubuc dhamaadka ay rigoorayaal 3-2
Read More »Xulka Nigeria Oo 13-Sano Ka Dib Iska Xaadiriyay Finalka Koobka Qaramada Africa
Waxaa Akhrisatay :460 Sida laga baqayay qaranka Nigeria ayaa si xarago leh uga soo talaabsatay qaranka Mali ciyaar qeyb ka aheyd semi-finalka koobka qaramada africa ee ka socda dalka Sourh africa waxaana dusha loo
Read More »Semi-Finaalka Koobka Qaramada Africa Yaa Soo Bixi Doonaa? Saadaalin Bixi.
Waxaa Akhrisatay :583 Maqribka maanta iyo caawa ayaa waxaa la wada ciyaaraya kulamada semi-finalka oo koobka qaramada africa oo sanadkaan ay si fudd ku hareen qaramo si weyn loogu saadaalinayay sida qaranka Ivroy Coast
Read More »Burkino Faso Oo Wajaheysa Ghana Mali Iyo Nageria
Waxaa Akhrisatay :556 Burkina Faso ayaa u gudubtay semi-fionalka ciyaaraha qaramada africa ee ka socda dalka South Africa markii ugu horeeyayay tan iyo sanadkii 1998-dii iyadoo hal gool iyo eber kaga badiyay dhigooda Togo.
Read More »Ivory Coast Oo Si Sahal Ah Looga Reebay Koobka Qaramada Africa
Waxaa Akhrisatay :660 Xulka Ivroy Coast ayaa si sahal ah caawa uga hartay horyaalka qaramada africa ee ka socda dalka South africa waxaan mindi aan af laheyn ku gowracay qaranka Nageria . Nigeria ayaa
Read More »


















