Friday, October 31st, 2014


Suuqa

pedro

Liverpool iyo Arsenal oo Ku Dagaalamaya Saxiixa Pedro.

Pedro ayaa qorshaynaya sidii uu kooxdiisa  Barcelona uga dhaqaaqi lahaa marka la gaaro bisha January  oo uu dib u furmi doono suuqa kala iibsiga Ciyaartooygu. Kooxaha Liverpool ...

More Suuqa News

download (38)

Ogeysiis ku socdo Akhristayaasha shabakadda Dhaliye

Akhristayaasha sharafta leh ee ku xiran shabakadda ciyaaraha ee dhaliye waxaan ogeysiineynaa in shabakaddu dhawaantaan laga hayay shaqo dhinaca Naqshada iyo ...
download (37)

Mario Gotze oo shaaciyay in uu isaga tagayo Bayern Munich.

Mario Gotze oo ahaa ciyaartoygii xulka qaranka Jarmalka u horseeday inay ku guulaystaan tartankii koobka aduunka ee Brasil lagu qabtay, ayaa ...
wararka suuqa

Dhammaan Wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga ciyaaraha maanta oo khamiis ah

    Mar labaad aqriste ku soo dhawaada dhammaan wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga ciyaaraha maanta oo khamiis ah.     Arsenal.   Kooxda Arsenal ayaa shaaca ...
dhaliye2

Roma:”Chelsea waxaan kala  hadli doonaa xaalada Fernando Torres oo aan u baanahay hada”  

  Kooxda Roma ayaa tan iyo intii uu suuqa dib u furmay lagu soo waramayay inay xiisaynayso laacibka kooxda Chelsea ee Torres.   Naadigan ...
dhaliye

Xaqiiq: Man United oo 16 milyan ginni  kula wareegtay Marco Rojo laakin Nani ayaa qayb ka ahaa heshiishkan

  Man United ayaa tan iyo intii uu dib u furmay suuqa kala iibsiga la soo wareegtay saddex ciyaaryahan oo uu hada ...
dahlyie737

I ska ilaw Arturo Vidal Man United oo markaan xiisaynaysa laacibka Inter Milan Fredy Guarin

  Tababaraha kooxda Man Unitd ee Van Gaal ayaa lagu soo waramayaa in uu hada u jeestay la soo wareegista xiddiga kooxda ...
dahlyie39

Xiddigo badan ayaa Man City heshiis cusub la galay laakiin  Yaya Toure wali looma soo bandhigin heshiis cusub tollow maxaa dhacay

    Kooxda Man City ayaa waxay heshiishyo kala gadisan  la gashay xiddigo badan oo kooxdeeda ah sida kabtanka kooxda company,laacibka Sergio Aguero,iyo ...
dhailye88

Brendan Rodgers:”Liverpool waa’ay ku adkayd inay Suarez iibiso”

    Tababaraha kooxda Liverpool Brendan Rodgers ayaa shaaca ka qaaday iibinta ay iibiyeen xiddigooda Suarez inay ku adkayd Liverpool.   Barcelona ayaa 75milyan ginni ...
SOCCER Liverpool 110469

Xiddiga kooxda Chelsea Victor Moses oo caafimaad u maraya kooxda Stoke City.

  Kooxda Blues ayaa shaaca ka qaaday inay aqbashay dalabka ugaga yimid kooxda Stoke City,ka dib markii ay Stoke City dalab ammaah ...

 More »

Views