Suuqa »

City waa cadawga koobaad ee kooxda Real Madrid

City waa cadawga koobaad ee kooxda Real Madrid

Khaliil May 23, 2013 2

Waxaa Akhrisatay :860   Dagaal culus ayaa ka dhex bilaabmay labada kooxood ee Real Madrid iyo Manchester City halkaso ay labada kooxood labaduba isleeyihiin tababarayaashooda cusub qanciya, nasiib xumana labadan tababare ee Ancelotti iyo

Read More »
Varane oo tagaya Chelsea iyo Luiz oo u socda dhanka Real

Varane oo tagaya Chelsea iyo Luiz oo u socda dhanka Real

Khaliil May 23, 2013 2

Waxaa Akhrisatay :1003  Jariirada kasoo baxda dalka England ee Telegraph ayaa sheegtay in David Luiz uu ku jiro ayaamihiisii ugu dambeeyay kooxda Chelsea. Waxay sheegaysa jariiradani in Luiz uu rabo inuu ku biiro kooxda

Read More »
Real Madrid oo laacibkii ugu horeeyay kasoo daadajisay Bernabeu

Real Madrid oo laacibkii ugu horeeyay kasoo daadajisay Bernabeu

Khaliil May 23, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :541Waxay shaacaka qaaday idaacada Radio Cadena Ser in kooxda Real Madrid ay rabto inay shaaciso xidigeedii ugu horeeyay ee ay keento, kaaso ah xidiga reer Spain iyo kooxda Malaga ee Francisco Isco.

Read More »
United oo ku dalbatay Alcantara 18million

United oo ku dalbatay Alcantara 18million

Khaliil May 22, 2013 2

Waxaa Akhrisatay :723Kooxda Manchester United ayaa u diyaar garawday inay suuqa gasho ka dib markii ay hanatay horyaalka Premier League taaso uu ciyaartoyga koobaad ee ay raban inay kasoo daadajiyaan xidiga Barcelona khadka dhexe

Read More »
Man City oo laga yaabo inay awood ku jiidato Neymar,  £138million ayay dhigtay

Man City oo laga yaabo inay awood ku jiidato Neymar, £138million ayay dhigtay

Khaliil May 22, 2013 2

Waxaa Akhrisatay :801  Hadaba iyadoo la leeyahay Neymar heshiis ayuu la galay kooxda Barcelona, la sheegayana inay dhimantahay oo kaliya in lasoo bandhigo ciyaartoyga ku biirtitaankiisa, ayaa kooxda Man City isku dayaysaa inay keento

Read More »
Arsenal oo goor hore suuqa gashay, ciyaartoygii koowaad ayaa caafimaadka maraya

Arsenal oo goor hore suuqa gashay, ciyaartoygii koowaad ayaa caafimaadka maraya

Khaliil May 22, 2013 3

Waxaa Akhrisatay :1745  Waxa la filaya inuu saacadaha soo socda maro caafimaadka wiilka da’da yar ee weerarka uga ciyaara kooxda Auxerre “Yaya Sanogo”, si uu u dhamaystiro wareegiisa kooxda Arsenal. Shabakada Sky Sport ayaa

Read More »
Mourinho oo Jovetic uga hor dheeraynaya Arsenal

Mourinho oo Jovetic uga hor dheeraynaya Arsenal

Khaliil May 22, 2013 2

Waxaa Akhrisatay :1159  Tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa ka tagi doona kooxda Real Madrid ka dib ciyaarta ugu dambaysa xilli ciyaareedkan, kaaso qarka u saaran inuu tababaro kooxda Blues xilli ciyaareedka soo

Read More »
dalabaadkii ugu horeeyay Ancelotti, iibtinta Modric iyo keenista Lewandowski iyo Isco

dalabaadkii ugu horeeyay Ancelotti, iibtinta Modric iyo keenista Lewandowski iyo Isco

Khaliil May 21, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :446  Waxay shaaca ka qaaday idaacada kasoo baxda dalka Spain ee Cadena Ser dalabaadka Mercato ee xagaaga soo socda. Waxay sheegtay jariiradani in Carlo Ancelotti uu rabo inuu ka tago ciyaartoyga reer

Read More »
Real oo u dhaqaaqday dhanka badalka Pepe, kuwaaso isha ku haya Luiz

Real oo u dhaqaaqday dhanka badalka Pepe, kuwaaso isha ku haya Luiz

Khaliil May 21, 2013 2

Waxaa Akhrisatay :676  Saxaafada dalka Portugal ayaa shaaca ka qaaday in David Luiz difaacii hore ee kooxda Benfica imikana u ciyaara kooxda Chelsea laga yaabo inuu qaban doono kooxda Real Madrid xagaagan, si uu

Read More »
Mourinho oo Diego Lopez u kaxaysanaya Chelsea.

Mourinho oo Diego Lopez u kaxaysanaya Chelsea.

Khaliil May 20, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :594  Waxay shaaca ka qaaday jariirada Mirror in tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho uu rabo inuu keeno goolhaya Real ee Diego Lopez kooxdiisa cusub ee Chelsea xilli ciyaareedka dambe. Jose ayaa

Read More »