Friday, December 19th, 2014


Somalia

masar

Xulka Masar oo Ku Guuleestay In Kaalinta Koowaad uu Usoo Boxo Tartanka Zone 5{Sawiro}.

Xulka Kubadda Koleyga ee Masar ayaa ku guuleystay inuu kaalinta koobaad kaga soo gudbo,tartankii Koleyga ee Zone 5 ee ka socda dalka Uganda caasimadiisa Kampala,kaasi oo ...

More Somalia News

Good7

Xulka Kubada Kolayga Somaalia oo dadaal Xoogan Ugu Jira Hanashada Koobka Zone 5 ee ka Furmay Uganda.{Sawiro}.

Xulka Kubada Kolayga ee dalkeena Soomaaliya ayaa Ciyaartiisii ugu horaysay waxaa uu la ciyaariyay dalka Uganda oo ah dalka Marti galinayo ...
download (38)

Ogeysiis ku socdo Akhristayaasha shabakadda Dhaliye

Akhristayaasha sharafta leh ee ku xiran shabakadda ciyaaraha ee dhaliye waxaan ogeysiineynaa in shabakaddu dhawaantaan laga hayay shaqo dhinaca Naqshada iyo ...
dhaliye8

Ciyaaryahanada kubada gacanta dalkeena hooyo oo maanta u baxaya Ethopia (Daawo Sawirada)

Tan iyo burburkii dalkeena Hooyo ku yimid dhalinta Soomaaliyeed kama aysan niyad jabin niyadii ay u hayeen dhanka Sportiga,waxaana kuu daliil ...
dhailye

La Yaab Gabar Soomaaliyeed oo Dunida kaga yaabsatay kubad qurux badan oo ay soo bandhigtay (Daawo Video)

    Gabadhan ayaa u dhalatay wadanka Somalia isla markaana gabadhan ayaa soo badhigtey kubad la yaab leh.   Gabadha aya magaceedu yahay Rooda isla ...
shiekha

Sheikha oo warqad ashtako ah u diray XSKk

Macalinkii hore xulka qaranka kubadda kolayga Soomaaliya  Cabduqaadir Xaaji daahir shiikha ayaa  cabasho ugudbiyay  xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda kolayga, Macalin shiikha  ayaa ka ...
England

Ciyaartoyda Ingiriiska iyo sida ay nambarada u kala qaadanayaan

Tababaraha Xulka England Roy Hodgson ayaa magacaabay lambarada ay xeran doonaan 23-ka ciyaaryahan uu u wadanayo xagaagan Brazil.   Wayne Rooney ayaa sida ...
Liverpool v Chelsea - FA Cup Final

Suarez oo ka hadlay dhaawaca xilligaan soo gaaray

Luis Suarez ayaa niyada u qaboojiyay taageerayaasha dalkiisa Uruguay kadib markii dhaawac lama filaan uu ku soo baxay xiddigan.   Suarez ayaa ku ...
winger

Arsene Wenger Oo Heshiis Cusub Saxiixaya

Macalinka kooxda arsenal arsene wenger ayaa lagu wadaa inuu qalinka saaro heshiis sadax sano ah oo kula sii joogaayo naadiga arsenal ...
20140129_154136_adel-taarabt-fulham

Kooxda Ac Milan oo Qiimo jaban ku Raadineyso Adel Taarabt.

Kooxda kubadda Cagta ee Ac Milan ayaa qiimo jaban ku raadineyso Ciyaaryahanka Adel Taarabt,oo xiliigaan sida amaah ah ugu ciyaaro. kooxdaan oo ...

 More »

Views