Somalia »
Ciyaartoyda Qaranka Somaliya oo caawa looga badiyay si dirqi leh
Waxaa Akhrisatay :977Ciyaartoyda Qaranka Kubadda Kolayga ee Soomaaliya ayaa waxay caawa guul daro ay kala kulmeyn Ciyaartoyda Qaranka Rwanda, markii ay uga badiyeen si dirqi leh. Labada dhinac oo isugu yimid ciyaar ka tirsaneyd
Read More »Xulka K/Kolayga Somaliya Oo Maanta Wajahaya Tanzania Iyo Ra`isul Wasaaraha Somaliya Oo U Balan Qaaday Dhiira Gilin.
Waxaa Akhrisatay :1262 Xulkakubaa Kolayga ee Somnaliya ayaa maanta wajahaya dhigooda Tanzania ciyaar qeyb ka ah Semi-finalka FIBA Africa Zone 5 ee ka socda dalka Tanzina . Xulka K/koleyga Somaliya ayaa horay uga soo
Read More »Ciyaartoyda Somaliya oo caawa afka ciidda u diray Xulka Kubadda Kolayga ee Burundi
Waxaa Akhrisatay :837Ciyaartoyda Qaranka Kubadda Kolayga ee Soomaaliya ayaa waxay caawa afka ciidda u dareyn Ciyaartoyda Qaranka Kubadda Kolayga ee Burundi. Ciyaar ka tirsaneyd tartanka isreeb reebka ee dalalka leesku yiraahdo Zone 5, ayaa
Read More »Palermo Oo Qaab Amaah Ah Napoli Kala Soo Wareegtay Andrea Dossena
Waxaa Akhrisatay :477Kooxda Palermo ayaa shaaca ka qaaday in ay qaab amaah ah oo gaareysa 6-bil in ay kula soo wareegeen laacibka dhanka garabka bidix kubada uga qaabeynayay kooxda Napoli ee Andrea Dossena .
Read More »Guddoomiye ku xigeenkii Olombikada Soomaliyeed oo Muqdisho ku geeriyooday.
Waxaa Akhrisatay :835Alaha u naxariisto waxaa galabnimada maanta ah ku geeriyooday magalada Muqdisho Xasan Axmed Cabdi oo loo yaqiinay Xasan Elman. Xasan Axmed Cabdi (Xasan Elman) ayaa kamid ahaa guddiga sare ee dhawaan loo
Read More »Xulka Qaranka ee Soomaaliya oo galabta looga adkaaday si dir leh
Waxaa Akhrisatay :1438Xulka Kubadda Cagta ee Soomaaliya oo ka qeyb qaadanaaya Tartamada Koobka Bariga iyo Bartamaha ee Afrika, ayaa waxaa galabta looga adkaaday si naf la caari ah. Ciyaartoyda Xulka Qaranka ee Soomaaliya ayaa
Read More »Ciyaartoyda Somaliya oo galabta looga badiyay 5-1 “Guul daro xanuun badan”
Waxaa Akhrisatay :1517Waxaa maalintii labaad ka socda magaalada Kampala ee dalka Uganda Ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Afrika, iyadoo maanta Group-ka B oo ay ku jirto Xulka Qaranka Soomaaliya. Ciyaarta la sugayay ee dhex maraysay
Read More »Xulka Qaranka Somaliya oo galabta la ciyaari doono Xulka Qaranka Burundi
Waxaa Akhrisatay :2707Xulka xiiso badan oo ka tirsan ciyaaraha bariga iyo bartamaha Africa oo dhex mari doona Soomaaliya iyo Burundi ayaa waxaa lagu wadaa in uu ka dhaco magaalada kampala. Ciyaartaan ayaa ah mid
Read More »Spain Oo Weli Ku Dhagan Kaalinta 1-aad iyo Soomaaliya oo Horumar Sameysay
Waxaa Akhrisatay :2872Bilowga Bil walba xul walba oo kubada cagta ah wuxuu sugaa Sidii uu ku ogaan lahaa halka uu ka uu ka joogo qiimeynta bilaha ah ee Xariirka Kubada Cagta Aduunka FIFA. Sida
Read More »Orodyahanka Soomaaliyeed Mo Farax oo loo-dhalay laba hablood oo mataano ah
Waxaa Akhrisatay :2489Orod-yahanka Soomaaliyeed Maxamed Faarax, balse ay dadku intoodu badan ay u yaqaanaan Mo Faarax, ayaa waxaa loo-dhalay laba gabdhood oo mataano ah, iyadoo taasina ay si weyn u soo dhaweeyeen shacabka reer
Read More »
















