SERIE A »

La Gazzetta: Tevez oo usocda dhanka Juventus

La Gazzetta: Tevez oo usocda dhanka Juventus

Khaliil May 18, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :66    Kooxda Juventus ayaa ku jirta baadigoob weeraryahan wayn taaso indhaha ku haysa ciyaartoy waawayn sida Ibrahimovic, Higuein, se imika ay diirada ku hayso weeraryahanka kooxda Manchester City ee Carlos Tevez.

Read More »
Arsenal oo rabta xidiga reer Ghana ee Asamoah

Arsenal oo rabta xidiga reer Ghana ee Asamoah

Khaliil May 18, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :216  Kooxda Arsenal ayaa rabta iany soo iibsato xidiga reer Ghana ee Kwadwo “Kojo” Asamoah, kaaso u ciyaara kooxda Juventus ee hanatay horyaalka Serie A-da dhawaan. Shabakada Football Press ayaa sheegaysa in Arsene

Read More »
Balotelli: jacaylka dumarku waa arin dabiiciya, mana waalniye qof caadiya ayaan ahay

Balotelli: jacaylka dumarku waa arin dabiiciya, mana waalniye qof caadiya ayaan ahay

Khaliil May 17, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :366  Waxa uu cadeeyay laacibka weeraryahanka kooxda Milan iyo qaranka Italy inuu aad ugu faraxsanyahay inuu horyaalka talyaaniga ka ciyaaro xili ciyaareedkan, isla markaana sheegay inuu yahay qof caadiya oo aan waalnayn

Read More »
City oo kor u qaaday aduunkay ku rabtay Lamela, taaso bixinaysa 30million

City oo kor u qaaday aduunkay ku rabtay Lamela, taaso bixinaysa 30million

Khaliil May 12, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :440  Kooxda Manchester City ee dalka England ayay ka go’antay inay keenaan laacibka da’da yar ee Roma dhinaca uga ciyaara Erik Lamela, taaso laba jeer oo hore laga diiday dalabyadii taaso filaysa

Read More »
Arsenal oo hubta imaanshyiha Jovetic, hadii aanay sidani dhicin mooyane

Arsenal oo hubta imaanshyiha Jovetic, hadii aanay sidani dhicin mooyane

Khaliil May 11, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :1351 Kooxda Arsenal ee ku taal dalka England ee  London ayaa rabta inay keento weeraryahanka Montenegro iyo kooxda Fiorentina ee Stevan Jovetic xagaaga soo socda. Jariirada Mirror ayaa sheegaysa in kooxda Gunners

Read More »
AC Milan oo soo bandhigtay muuqaalka funaanada ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka soo socda “Daawo Sawirada”

AC Milan oo soo bandhigtay muuqaalka funaanada ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka soo socda “Daawo Sawirada”

Rashka May 9, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :609Kooxda kubadda cagta ee AC Milan ayaa waxay soo bandhigtay funaanada ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka dambe ee soo socda. AC Milan ayaa waxay Axada soo xiran doontaa funaanadaan, oo ay

Read More »
Higuain oo aqbalay inuu qabto kooxda Juventus

Higuain oo aqbalay inuu qabto kooxda Juventus

Khaliil May 8, 2013 1

Waxaa Akhrisatay :465 Weeraryahanka reer Argentine iyo kooxda Real Madrid ee dalka Spain Gonzalo Higuain ayaa aqbal inuu qabto xagaaga soo socda kooxda Juventus ee dhawaan hanatay horyaalka Serie A-da. Jariirada Corriere dello Sport ayaa

Read More »
United oo adeegsanaysa Nani si ay u keento Marchisio

United oo adeegsanaysa Nani si ay u keento Marchisio

Khaliil May 7, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :746 Kooxda Manchester United ee dalka England ayaa si xooga u rabta laacibka khadka dhexe uga ciyaara kooxda Juventus ee Claudio Marchisio taaso wax kasta u samaynaysa inay keento laacibkan xagaaga soo

Read More »
Daawo fariintii uu u diray Del Peiro Juventus ka dib markay hanatay Escudeto

Daawo fariintii uu u diray Del Peiro Juventus ka dib markay hanatay Escudeto

Khaliil May 6, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :1040 Kooxda Juventus ayaa si rasmiya ugu guulaysatay maalintii axadii horyaalka dalka Italy xilli ciyaareedkan, koobkan oo ah kii koowad ee aanay kooxdu ku guulaysan iyadoon wadan xidigoodii caqiibada lahaa ee Alessandro

Read More »
Video: Muntari oo ka xaday garsooraha Card-ka huruuda ah, si aan loo siin Balotelli

Video: Muntari oo ka xaday garsooraha Card-ka huruuda ah, si aan loo siin Balotelli

Khaliil May 6, 2013 3

Waxaa Akhrisatay :1865  Goolkii uu dhaliyay Mario Balotelli waxa uu ahaa mid ku kaafiyay Milan inay guul ka gaadho kooxda Torino ku jirtana kaalinta 3aad, halkasoy goolkaa uu dhaliyay Super Mario uu dabaal dagii

Read More »