LA LIGA »

dalabaadkii ugu horeeyay Ancelotti, iibtinta Modric iyo keenista Lewandowski iyo Isco

dalabaadkii ugu horeeyay Ancelotti, iibtinta Modric iyo keenista Lewandowski iyo Isco

Khaliil May 21, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :360  Waxay shaaca ka qaaday idaacada kasoo baxda dalka Spain ee Cadena Ser dalabaadka Mercato ee xagaaga soo socda. Waxay sheegtay jariiradani in Carlo Ancelotti uu rabo inuu ka tago ciyaartoyga reer

Read More »
Real oo u dhaqaaqday dhanka badalka Pepe, kuwaaso isha ku haya Luiz

Real oo u dhaqaaqday dhanka badalka Pepe, kuwaaso isha ku haya Luiz

Khaliil May 21, 2013 2

Waxaa Akhrisatay :536  Saxaafada dalka Portugal ayaa shaaca ka qaaday in David Luiz difaacii hore ee kooxda Benfica imikana u ciyaara kooxda Chelsea laga yaabo inuu qaban doono kooxda Real Madrid xagaagan, si uu

Read More »
RASMI: tababare Jose Mourinho oo laga eryay tababarka kooxda Real Madrid

RASMI: tababare Jose Mourinho oo laga eryay tababarka kooxda Real Madrid

Khaliil May 20, 2013 1

Waxaa Akhrisatay :315Waxa uu shaaca ka qaaday madaxwayna kooxda Real Madrid ee Florinteno Perez shir jaraa’id uu qabtay caawa in eryay tababarihii kooxdaasi ee Jose Mourinho isagoon sheegin tababarha cusub ee kooxda. Kooxda boqorada

Read More »
Pellegrini wuu raali galiyay Barcelona!

Pellegrini wuu raali galiyay Barcelona!

Khaliil May 20, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :412  Jariirada Daily Mail ayaa sheegtay in murugo haysato ciyaartoyda Malaga marka uu tababarahooda Manuel Pellegrini ka tago kooxda isagoo usocda dhanka kooxda Manchester City xilli ciyaareedka soo socda. Waxay sheegtay jariiradani

Read More »
Sawiro: daawo ciyaartoyda Barcelona ula dabaal dageen caruurtooda markay qaadeen horyaalka

Sawiro: daawo ciyaartoyda Barcelona ula dabaal dageen caruurtooda markay qaadeen horyaalka

Khaliil May 20, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :416Kooxda Barcelona ayaa u dabaal dagtay hanashada koobkeedii 22aad ee horyaalka La Liga-ha, halkaso uu badana ciyaartoyda Barcelona kuwii caruurta lahaa ay soo kaxaysteen caruurtoodii halkasna ku dabaal dageen, halkaso ay camera-duhu

Read More »
Xidhiidhkii Mourinho iyo Perez oo burburay, Mourinho waa la eryayaa

Xidhiidhkii Mourinho iyo Perez oo burburay, Mourinho waa la eryayaa

Khaliil May 20, 2013 1

Waxaa Akhrisatay :268  Waxa uu shaaca ka qaaday barnaamijka ugu caansan dalka Spain ee ka hadla dhanka ciyaaraha Punto Pelota in xidhiidhkii ka dhexeeyay tababare Mourinho iyo mulkiilaha kooxda ee Florentino Perez uu burburay.

Read More »
Mourinho oo Diego Lopez u kaxaysanaya Chelsea.

Mourinho oo Diego Lopez u kaxaysanaya Chelsea.

Khaliil May 20, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :577  Waxay shaaca ka qaaday jariirada Mirror in tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho uu rabo inuu keeno goolhaya Real ee Diego Lopez kooxdiisa cusub ee Chelsea xilli ciyaareedka dambe. Jose ayaa

Read More »
Ronaldo 55 gool ayuu dhaliyay xilli ciyaareedkan, ka dib markii uu dheelay 55 kulan.

Ronaldo 55 gool ayuu dhaliyay xilli ciyaareedkan, ka dib markii uu dheelay 55 kulan.

Khaliil May 19, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :345  Badana uu ka yaabiyaa waladkan reer Portugal ee u ciyaara kooxda Real Madrid Cristiano Roanldo taageerayaasha caalamka oo idil, kaaso kaga yaabiya goolashan faraha badan leh ee uu dhalinayo. Shabakda rasmiga

Read More »
Man City oo kula tartamaysa United xidiga Barcelona

Man City oo kula tartamaysa United xidiga Barcelona

Khaliil May 19, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :288  Waxay u eegtahay in tartanka loogu jiro laacibka khadka dhexe uga ciyaara kooxda Barcelona ee Cesc Fabregas uu dagaal culus ka furay magaalada Manchester, halkaso labada midab ee kooxdu ay si

Read More »
Video: Real Madrid oo shaacin doonta todobaadkan cayrinta Mourinho

Video: Real Madrid oo shaacin doonta todobaadkan cayrinta Mourinho

Khaliil May 19, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :202  Sida uu shaaciyay idaacada caanka ee dalka Spain Radio Caden cope war dagdag ah oo soo baxay salaadii hore ee subaxa axada ayaa sheegaya in kooxda Real Madrid ay shaacin doonto inay

Read More »