SERIE A »

Mourinho oo Jovetic uga hor dheeraynaya Arsenal

Mourinho oo Jovetic uga hor dheeraynaya Arsenal

Khaliil May 22, 2013 2

Waxaa Akhrisatay :1014  Tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa ka tagi doona kooxda Real Madrid ka dib ciyaarta ugu dambaysa xilli ciyaareedkan, kaaso qarka u saaran inuu tababaro kooxda Blues xilli ciyaareedka soo

Read More »
Corriere: Kacdoonka tababarayaasha.

Corriere: Kacdoonka tababarayaasha.

Khaliil May 21, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :574  jariirada kasoo baxda dalka Italy ee  Corriera dello Sport ayaa saaka cadadkeedii soo baxay Cover ka dhigatay cinwaan “kacdoonka tababarayaasha”. Halkasoy sheegtay jariiradu in kooxaha Calcio ay bilaabeen inay ku kacaan

Read More »
La gazzeta oo cadaysay, Allegri dibada ayuu Milan ka jooga

La gazzeta oo cadaysay, Allegri dibada ayuu Milan ka jooga

Khaliil May 21, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :229  Waxa batay hadalada saxaafada ee ku saabsana go’aankii mulkiilaha kooxda ee Silvio Berlusconi iyo maamulka kooxda. Shabakada kooxda Rossoneri ayaa soo saartay bayaan ay ku cadaynayso inanu Berlusconi aanu go’aan wali

Read More »
Tevez waa furaha ay City ku keenayso Vidal iyo Chiellini

Tevez waa furaha ay City ku keenayso Vidal iyo Chiellini

Khaliil May 19, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :372  kooxda Real Madrid ayaa ka dalbatay kooxda Juventus 23million si ay u fasaxdo weeraryahanka kooxdooda ee Gonzalo Higuein. Jariirada Mirror ayaa sheegaysa in Juventus ayiska daysay Higiuin ku fikirayso weeraryahanka kooxda

Read More »
La Gazzetta: Tevez oo usocda dhanka Juventus

La Gazzetta: Tevez oo usocda dhanka Juventus

Khaliil May 18, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :228    Kooxda Juventus ayaa ku jirta baadigoob weeraryahan wayn taaso indhaha ku haysa ciyaartoy waawayn sida Ibrahimovic, Higuein, se imika ay diirada ku hayso weeraryahanka kooxda Manchester City ee Carlos Tevez.

Read More »
Arsenal oo rabta xidiga reer Ghana ee Asamoah

Arsenal oo rabta xidiga reer Ghana ee Asamoah

Khaliil May 18, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :674  Kooxda Arsenal ayaa rabta iany soo iibsato xidiga reer Ghana ee Kwadwo “Kojo” Asamoah, kaaso u ciyaara kooxda Juventus ee hanatay horyaalka Serie A-da dhawaan. Shabakada Football Press ayaa sheegaysa in Arsene

Read More »
Balotelli: jacaylka dumarku waa arin dabiiciya, mana waalniye qof caadiya ayaan ahay

Balotelli: jacaylka dumarku waa arin dabiiciya, mana waalniye qof caadiya ayaan ahay

Khaliil May 17, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :818  Waxa uu cadeeyay laacibka weeraryahanka kooxda Milan iyo qaranka Italy inuu aad ugu faraxsanyahay inuu horyaalka talyaaniga ka ciyaaro xili ciyaareedkan, isla markaana sheegay inuu yahay qof caadiya oo aan waalnayn

Read More »
City oo kor u qaaday aduunkay ku rabtay Lamela, taaso bixinaysa 30million

City oo kor u qaaday aduunkay ku rabtay Lamela, taaso bixinaysa 30million

Khaliil May 12, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :488  Kooxda Manchester City ee dalka England ayay ka go’antay inay keenaan laacibka da’da yar ee Roma dhinaca uga ciyaara Erik Lamela, taaso laba jeer oo hore laga diiday dalabyadii taaso filaysa

Read More »
Arsenal oo hubta imaanshyiha Jovetic, hadii aanay sidani dhicin mooyane

Arsenal oo hubta imaanshyiha Jovetic, hadii aanay sidani dhicin mooyane

Khaliil May 11, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :1399 Kooxda Arsenal ee ku taal dalka England ee  London ayaa rabta inay keento weeraryahanka Montenegro iyo kooxda Fiorentina ee Stevan Jovetic xagaaga soo socda. Jariirada Mirror ayaa sheegaysa in kooxda Gunners

Read More »
AC Milan oo soo bandhigtay muuqaalka funaanada ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka soo socda “Daawo Sawirada”

AC Milan oo soo bandhigtay muuqaalka funaanada ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka soo socda “Daawo Sawirada”

Rashka May 9, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :616Kooxda kubadda cagta ee AC Milan ayaa waxay soo bandhigtay funaanada ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka dambe ee soo socda. AC Milan ayaa waxay Axada soo xiran doontaa funaanadaan, oo ay

Read More »