LA LIGA »
Baro sababta ay Real Madrid u guuldaraysatay Copa Del Rey!
Waxaa Akhrisatay :676Kooxda Real Madrid ayaa la kulantay guuldarro lama filaana ka dib markii kooxda ay isku jaarka yihiin ee Atletico Madrid ay Final-kii Copa Del Rey kaga qaaday Real Madrid gurigeeda Santiago Bernabeu,
Read More »Video: Daawo dagaalka dhex maray Atletico iyo Real Madrid, ka dib casaankii Ronaldo.
Waxaa Akhrisatay :291 Kulankii ay Atletico Madrid ka badisay kooxda Real Madrid taaso ku guulaysatay Copa Del Rey markeedii 10aad, kulankan oo ahaa mid xiiso iyo xamaasad leh ayaa lagu arkay dhacdooyin badan oy
Read More »Moyes oo ka dalbaday United laacibka Barcelona ee Thiago Alcantara
Waxaa Akhrisatay :476 Helyaygii khadka dhexe uga ciyaari jiray kooxda Manchester United ee Poul Scholes ayaa sheegay inuu si rasmiya uga fadhiisanayo kubada cagta dhamaadka xilli ciyaareedkan, taaso kooxda United ku kalifaysa inay bilaaban
Read More »Sawir; muxuu yiri Pique markii ay Atletico Madrid qaaday koobka Copa Del Rey?
Waxaa Akhrisatay :355 Kooxda Atletico Madrid ayaa ka yaabisay caalamka oo dhan markii ay kooxda ay jaarka yihiin ee Real Madrid ku garaaceen gurigeeda Saintiago Bernabeu, kana qaaday koobka dalka Spain ee Copa Del
Read More »Sawiro: Ka dhiibo fikirkaaga:- kani ma kaftanba mise waa dagaal!
Waxaa Akhrisatay :157 Jariirada Daily Mail ayaa soo saartay sawiro ka mid ahaa dabaal daga ay ku marayeen wadooyinka magaalada Barcelona, se may ahayn sawiro caadiya kuwaaso laga faafiyay shabakada kooxda, taasoy u eegtahay
Read More »Mourinho 8 x Atletico 0…!
Waxaa Akhrisatay :292 Ilaa iyo maalintii uu yimi ninka reer Portugal ee Jose Mourinho tababarka kooxda Real Madrid ayay kooxdani dhadhamisaa macaanka guusha markay la ciyaarayaan kooxda Atletico Madrid, halkaso uu ka badiyay kooxdan
Read More »El Mundo oo shaaca ka qaaday shaxda Finalka COPA DEL REY
Waxaa Akhrisatay :113Waxay shaaca ka qaaday jariirada kasoo baxda dalka Spain ee El Mundo Deportivo shaxda kulanka Final-ka COPA DEL REY ee kulminaysa labada kooxood ee Real Madrid iyo Atletico Madrid. Waxay sheegtay jariiradani
Read More »Sport: Neymar iyo Barca laga yaaba in maanta lagu dhawaaqo
Waxaa Akhrisatay :417 Xidiga da’da yar ee reer Brazil “Neymar Da Silva” ayaa saaka oo khamiisa cadadki soo baxay ahaa warkii ugu waynaa ee Jariirada Sport haysay halkaso sheegtay in laacibku yahay mid ka
Read More »Sport: Rooney waa hadafka Real Madrid xagaaga soo socda.
Waxaa Akhrisatay :951 Ka dib markii uu Sir Alex iska casilay tababarka kooxda Manchester United, loona magacaabay David Moyes tababarka Man United, ayaa waxa uu Wayne Rooney sheegay inuu rabo inuu ka tago Old
Read More »Pellegrini oo 5 ciyaartoy raba inuu keeno Etihad Stadium xilli ciyaareedka soo socda
Waxaa Akhrisatay :1052 Soo dhawaanshaha tababaraha kooxda Malaga ee Manuel Pellegrini inuu qabsado kooxda City, ayaa tababarahani uu sii calaamad saday liiska ciyaartoyda uu rabo xagaaga. Jariirada Daily Star ayaa waxay sheegtay in Manuel
Read More »

















