Monday, December 18th, 2017


Spain

Xabi Alonso oo isbarbardhig ku sameeyay Jose Mourinho iyo Pep Guardiola

Laacibka khadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Xabi Alonso ayaa ka hadlay waxyaabaha ay ka siman yihiin macalinkiisa Pep Guardiola iyo tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho.   Alonso ...

More Spain News

Barcelona iyo Man United oo ka heshiiyay arrinta ciyaaryahanka Pedro

  Kooxaha Barcelona iyo Manchester United ayaa ka wada heshiiyey saxiixa laacibka garabka ee xulka Spain Pedro Rodriguez maalmaha soo socda ka ...

Real Madrid oo xaqiisay inuusan iib ahayn Benzema

Tababaraha Real Madrid Rafael Benitez ayaa Arsenal uga digay doonista weeraryahankiisa Karim Benzema waxaana uu sheegay inuu sii joogayo kooxda.   27 jirkan ...

Real Madrid oo markaan baadigoob ugu jirta Shkodran Mustafi & Nicolas Otamendi

  Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa xiddigaha ay suuqa ka doonayso ku darsatay labada daafac ee ka wada tirsan naadiga Valencia ...

Arsenal oo weli isha ku haysa laacibka Busquets

  Kooxda Arsenal ayaa diyaar u ah inay lasoo saxiixato ciyaaryahanka qadka dhexe naadiga Barcelona oo lagu magacaabo Sergio Busquets.   Naadiga ka dhisan ...

Real Madrid oo beegsanaysa Morata iyo Aguero

  Kooxda Real Madrid ayaa durbadiiba suuqa u gashay soo xero galinta badalka weerar yahankooda Karim Benzema kaas oo ogolaaday inuu ku ...

Maxaa ka cusub Man United, Arsenal iyo Chelsea?

  Manchester United ayaa la sheegayaa iney qarka u saran yihiin saxiixa garabka Benfica Nicolas Gaitan. (Sunday Express).   Manchester United ayaana ka quusan ...

Pedro oo la xaqiijiyay in uu isaga taggi doono naadiga Barcelona

  Madaxweynihii hore kooxdii Pedro San Isidro ninka lagu magacaabo Jaime Lorenzo ayaa shaaca ka qaaday Pedro inuu u biiri doono horyaalka ...

Manchester United ma fasixi doontaa David De Gea?

Sergio Ramos oo sii jooggi doono Real Madrid

  Ka dib khilaaf muddo badan soo jiitamayay Sergio Ramos ayaa ogolaaday inuu heshiis 5 sano ah u saxiixo Real Madrid.   Sida laga ...

 More »

Views