Tuesday, October 17th, 2017


Germany

Xabi Alonso oo isbarbardhig ku sameeyay Jose Mourinho iyo Pep Guardiola

Laacibka khadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Xabi Alonso ayaa ka hadlay waxyaabaha ay ka siman yihiin macalinkiisa Pep Guardiola iyo tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho.   Alonso ...

More Germany News

Lothar Matthaus “Jose Mourinho wuxuu ka wanaagsan yahay Pep Guardiola”

Halyeygii hore ee xulka qarank Jarmalka iyo kooxda Bayern Munich, Lothar Matthaus,ayaa si weyn u amaanay Jose Mourinho halka uu dhulka ...

Maxaa ka cusub Man United, Arsenal iyo Chelsea?

  Manchester United ayaa la sheegayaa iney qarka u saran yihiin saxiixa garabka Benfica Nicolas Gaitan. (Sunday Express).   Manchester United ayaana ka quusan ...

Juventus oo looga digay saxiixa laacibka Julian Draxler

  Tababaraha kooxda Schakle04 André Breitenreiter ayaa u digay kooxda Juventus oo daba taagan laacib kiisa 21 jirka ah ee Julian Draxler.   Football Italia ayaa ...

Maxaad ka ogtahay mushaarka ay Man City siin doonto Pep Guardiola, haddii uu ku soo biiro?

Arsenal iyo Liverpool oo loolan ugu jira xidiga Pierre Emerick

Baba Rahman oo ku biiray kooxda Chelsea

  Kooxda ka dhisan galbeedka magaalada London ee Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay hishiis la gaartay ciyaaryahan u safta naadiga Augsburg ...

Taageerayaasha Xulka Qaranka Chile oo weerar u gaystay Messi (Daawo Video)

  Reerka Lionel Messi ayaa aflagaado iyo weerar kala kulmay taageerayaasha xulka Chile intii ay socotay ciyaartii Finalka Copa America uu ku guuleystay ...

Liverpool oo Muujisay Dareenkeeda Champion League,iyo Arsenal oo laga naxsadey{SAWIRO}.

Kooxda Liverepool oo Mudo ka maqneed Koobka kooxaha horyaalada Yurub ayaa xalay muujisay dareenkeeda iyo xiisaha ay u qabto koobkaan ...

Bayern Munich oo Nasiib Daro Ku Tilmaamatay in Ribery uusan Ciyaari Karin Kulanka Man City.

Laacibka reer France ayaa kulankiisii ugu horeysay ee xilli ciyaareedkan bedel ku soo galay kulankii Bayern Munich ay 2-0 kaga badisay ...

 More »

Views