Tuesday, August 22nd, 2017


France

Rafael da Silva oo isaga tagey Manchester United

  Kooxda ka dhisan dalka Faransiiska Lyon ayaa si rasmi ah hishiis ula saxiixatay ciyaaryahanka daafaca naadiga Manchester Utd Rafael kaas oo isaga soo tagay Manchester Utd.   Lyon ...

More France News

AC Milan oo weli haminaysa xidiga Ibrahimovic

  Maareeyaha kooxda Milan Sinisa Mihajlovic ayaa doonaya in kooxdu ay diiradda saarto saxiixa Alessio Romagnoli, waxaana uu aaminsan yahay Zlatan Ibrahimovic ...

Maxaa ka cusub Man United, Arsenal iyo Chelsea?

  Manchester United ayaa la sheegayaa iney qarka u saran yihiin saxiixa garabka Benfica Nicolas Gaitan. (Sunday Express).   Manchester United ayaana ka quusan ...

Zlatan iyo Lacazette oo hadalo is weydaarsaday, xilli caawa ay wada balansan yihiin

  Kooxaha Lyon iyo PSG ayaa caawa 10-saac ku balan san Super Cup-ka France kaas oo la ciyaaro ka hor bilaabashada horyaalka ...

Taageerayaasha Xulka Qaranka Chile oo weerar u gaystay Messi (Daawo Video)

  Reerka Lionel Messi ayaa aflagaado iyo weerar kala kulmay taageerayaasha xulka Chile intii ay socotay ciyaartii Finalka Copa America uu ku guuleystay ...

Goolhaye ka Goolal badan Weeraryahanda Qaarkood.{VIDEO}.

Goolhayaha kooxda Sao Paolo Rogerio Ceni ayaa wali waxaa uu sii wataa Bandhigiisa Gool dhalineed ee taariikhda iyadoona uu diwaan gashaday ...

Ogeysiis ku socdo Akhristayaasha shabakadda Dhaliye

Akhristayaasha sharafta leh ee ku xiran shabakadda ciyaaraha ee dhaliye waxaan ogeysiineynaa in shabakaddu dhawaantaan laga hayay shaqo dhinaca Naqshada iyo ...

PSG oo iskaga hartay Di Maria iyo sababta ka dambaysay

    Madaxweynaha kooxda Paris Saint-Germain Nasser Al-khelaifi ayaa shaaca ka qaaday inay kooxdiisu iskaga hartay xiisihii ay u qabtay laacibka kooxda Real ...

Liverpool oo ku soo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa Radamel Falcoa

    Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay ku soo biirtay tartanka loogu jiro laacibka kooxda Monaco ee Radamel Falcao.   28 jirkan reer ...

Edinson Cavani oo danaynaya in uu ku biiro kooxaha Premiere League

    Xiddiga kooxda Paris Saint-Germany Edinson Cavani, wakiilkiisa ayaa  shaaca ka qaaday in xiddigu qorshaynayo u wareegista kooxaha Premiere League.   27 jirkan ayaa ...

 More »

Views