Tuesday, October 17th, 2017


Horyaalada

Xabi Alonso oo isbarbardhig ku sameeyay Jose Mourinho iyo Pep Guardiola

Laacibka khadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Xabi Alonso ayaa ka hadlay waxyaabaha ay ka siman yihiin macalinkiisa Pep Guardiola iyo tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho.   Alonso ...

More Horyaalada News

Barcelona iyo Man United oo ka heshiiyay arrinta ciyaaryahanka Pedro

  Kooxaha Barcelona iyo Manchester United ayaa ka wada heshiiyey saxiixa laacibka garabka ee xulka Spain Pedro Rodriguez maalmaha soo socda ka ...

Kooxda Juventus oo nambar buuxa u xirtay xidiga Pogba

  Kooxda Juventus ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in laacibkeeda khadka dhexe ee Paul Pogba uu xiran doono Nambarka 10­aad ee ...

Lothar Matthaus “Jose Mourinho wuxuu ka wanaagsan yahay Pep Guardiola”

Halyeygii hore ee xulka qarank Jarmalka iyo kooxda Bayern Munich, Lothar Matthaus,ayaa si weyn u amaanay Jose Mourinho halka uu dhulka ...

Real Madrid oo xaqiisay inuusan iib ahayn Benzema

Tababaraha Real Madrid Rafael Benitez ayaa Arsenal uga digay doonista weeraryahankiisa Karim Benzema waxaana uu sheegay inuu sii joogayo kooxda.   27 jirkan ...

Petr Cech iyo Arsenal (Sheeko xiiso leh)

  Goolhaye Petr Cech ayaa noqday ciyaaryahankii 199 aad ee tababare Arsene Wenger inta uu tababare yahay Gunners kooxda ku soo biira.   Laakiin ...

Mourinho oo dhaliilay tababare Arsene Wenger

  Jose Mourinho oo Ku Eedeyay Tababare Arsene Wenger Inuu Diiday Inuu Gacan Qaado Kadib Ciyaarta iyo Arsene Wenger oo Ka Jawaabay.   Tababaraha ...

Rafael da Silva oo isaga tagey Manchester United

  Kooxda ka dhisan dalka Faransiiska Lyon ayaa si rasmi ah hishiis ula saxiixatay ciyaaryahanka daafaca naadiga Manchester Utd Rafael kaas oo ...

Mushkilad ka dhex taagan kooxda Napoli iyo xidiga Gonzalo

  Gool dhaliyaha xulka qaranka Argentina iyo kooxda Napoli ee Gonzalo Higuain ayaa iska diiday inuu wax heshiis cusub ah u saxiixo ...

Real Madrid oo markaan baadigoob ugu jirta Shkodran Mustafi & Nicolas Otamendi

  Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa xiddigaha ay suuqa ka doonayso ku darsatay labada daafac ee ka wada tirsan naadiga Valencia ...

 More »

Views