Wararka Maanta »

Sawiro: Manchester City oo u tagaysa New York si ay ugu diyaar garowdo kulanka Chelsea

Sawiro: Manchester City oo u tagaysa New York si ay ugu diyaar garowdo kulanka Chelsea

Khaliil May 21, 2013 1

Waxaa Akhrisatay :74418 saacadood ka dib guuldaradii guriguuda lagaga badiyay 2-3 ee kooxda Norwich kaga badisay kulankii ugu dambeeyay Premier League, Manchester ayaa tagtay USA si ay usoo qaataan kulamadii saaxiibtinimo ee ay qaataan

Read More »
Wax ka baro garsooraha hayn doona Final-ka Champions League

Wax ka baro garsooraha hayn doona Final-ka Champions League

Khaliil May 21, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :225  Xidhiidhka kubada cagta ee UEFA ayaa shaaca ka qaaday in garsooraha reer Italy ee Nicola Rizzoli uu noqon doona ninka hayn doona kulanka maalinta sabtida ee Final-ka Champions League ee ay

Read More »
RASMI: tababare Jose Mourinho oo laga eryay tababarka kooxda Real Madrid

RASMI: tababare Jose Mourinho oo laga eryay tababarka kooxda Real Madrid

Khaliil May 20, 2013 1

Waxaa Akhrisatay :326Waxa uu shaaca ka qaaday madaxwayna kooxda Real Madrid ee Florinteno Perez shir jaraa’id uu qabtay caawa in eryay tababarihii kooxdaasi ee Jose Mourinho isagoon sheegin tababarha cusub ee kooxda. Kooxda boqorada

Read More »
Perez oo u diyaar garoowaya inuu Mourinho eryo maalinta uu Casillas u dabaal dagayo dhalashadiisa

Perez oo u diyaar garoowaya inuu Mourinho eryo maalinta uu Casillas u dabaal dagayo dhalashadiisa

Khaliil May 20, 2013 1

Waxaa Akhrisatay :572Waxa uu isugu yeedhay madaxwaynaha kooxda Real Madrid ee Florentino Perez kulan ay maamulka kooxdu kaga wadahadlayeen mustaqbalka kooxda, halkaso ay kasoo qayb galayeen badanaa saxaafada dalka spain iyo kuwa caalamkuba. Waxay

Read More »
Sawiro: suuqa oo lagu soo Bandhigay xanjadii ugu dambaysay ee uu Sir Alex calaaliyay…!

Sawiro: suuqa oo lagu soo Bandhigay xanjadii ugu dambaysay ee uu Sir Alex calaaliyay…!

Khaliil May 20, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :1134Ma rumaysan kartaa in wasakh qofi tuuray isku badali karto wax dahab ka qaalisan? Hadaba arintan waa ta ka dhacday suuqa caalamka ugu caansan ee “ebay”, suuqan oo Online wax lagaga iibsado,

Read More »
Pellegrini wuu raali galiyay Barcelona!

Pellegrini wuu raali galiyay Barcelona!

Khaliil May 20, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :419  Jariirada Daily Mail ayaa sheegtay in murugo haysato ciyaartoyda Malaga marka uu tababarahooda Manuel Pellegrini ka tago kooxda isagoo usocda dhanka kooxda Manchester City xilli ciyaareedka soo socda. Waxay sheegtay jariiradani

Read More »
Sawiro: daawo ciyaartoyda Barcelona ula dabaal dageen caruurtooda markay qaadeen horyaalka

Sawiro: daawo ciyaartoyda Barcelona ula dabaal dageen caruurtooda markay qaadeen horyaalka

Khaliil May 20, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :417Kooxda Barcelona ayaa u dabaal dagtay hanashada koobkeedii 22aad ee horyaalka La Liga-ha, halkaso uu badana ciyaartoyda Barcelona kuwii caruurta lahaa ay soo kaxaysteen caruurtoodii halkasna ku dabaal dageen, halkaso ay camera-duhu

Read More »
Sawir: daawo faa’idooyinka kooxaha Premier League xilli ciyaareedkan

Sawir: daawo faa’idooyinka kooxaha Premier League xilli ciyaareedkan

Khaliil May 20, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :1300  Waxay shaacisay jariirada Daily Mail  kooxaha Premier League iyo faa’idooyinka ay ku guulaysteen xilli ciyaareedkan, marka la eego lacagta loogu abaal guday oo u kala saraysa siday ukala horeeyaan. Faa’idooyinkan ayaa

Read More »
Xidhiidhkii Mourinho iyo Perez oo burburay, Mourinho waa la eryayaa

Xidhiidhkii Mourinho iyo Perez oo burburay, Mourinho waa la eryayaa

Khaliil May 20, 2013 1

Waxaa Akhrisatay :269  Waxa uu shaaca ka qaaday barnaamijka ugu caansan dalka Spain ee ka hadla dhanka ciyaaraha Punto Pelota in xidhiidhkii ka dhexeeyay tababare Mourinho iyo mulkiilaha kooxda ee Florentino Perez uu burburay.

Read More »
Mourinho oo Diego Lopez u kaxaysanaya Chelsea.

Mourinho oo Diego Lopez u kaxaysanaya Chelsea.

Khaliil May 20, 2013 0

Waxaa Akhrisatay :580  Waxay shaaca ka qaaday jariirada Mirror in tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho uu rabo inuu keeno goolhaya Real ee Diego Lopez kooxdiisa cusub ee Chelsea xilli ciyaareedka dambe. Jose ayaa

Read More »